Friday, May 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wadatashi ku saabsan waajibaadka aas aasiga ah ee dowladaha Hoose oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wadatashi ku saabsan waajibaadka aas aasiga ah ee dowladaha Hoose oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ayaa maanta furay aqoon isweydaarsi ku saabsan waajibaadka aas aasiga ah ee dowladaha Hoose oo ay ka qeyb galeen Wakiilo ka kala socda maamul goboleedyada iyo xubno kale.

Wadatashiga iyo aqoon isweydaarsiga ku saabsan waajibaadka aas aasiga ah ee dowladaha hoose iyo baahida loo qabo in la helo machad lagu barto howlaha looga baahanyahay shaqaalaha ka howlgalla xafiisyada dowladaha Hoose, ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ah ayaa waxaa ka qeyb galay Wakiilo ka kala socday maamul goboleedyada, Galmudug, Koonfurgalbeed, Jubbaland, xubno ka socday Maamulada Hiiraan, Banaadir iyo qaar ka mid ah Wasaaradaha dowladda, kaasi oo ah mid hal maalin.

Related posts

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka banaadir ee dhanka arrimaha bulshada Iimaan Nuur Iikar ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan helidda machad lagu barto waajibaadka looga baahanyahay shaqaalaha dowladaha Hoose.

“Runtii shaqaalaha dowladda Hoose waxaa laga rabaa inay bixiyaan adeegyada aas aasiga u ah bulshada, in la helo machad arrintasi lagu barto, runtii waa arrin lagu farxo oo u baahan in ay tahay mid laga faa’iideysto” ayuu yiri Iimaan Nuur Iikar.

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ah ee Soomaaliya Prof Yaxye Cali Ibraahim oo ka hadlay goobta ayaa xusay in qorshahan ay ku soo beegantahay xilli loo baahnaa, isla markaana ay Wasaaraddu yeelato machad arrimahaasi wax lagu barto

“Shaqaalaha dowladaha Hoose ayaa ah kuwa laga rabo inay gaarsiiyaan bulshada adeegyo aas aasi uh, runtii waxaan ka fekernay in la helo machad Wasaaradda arrimaha gudaha hoostaga oo shaqaaalaha lagu baro waajibaadka loo idmaday” ayuu yiri Prof Yaxye.

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ah ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Xidig oo furay aqoon isweydaarsiga ayaa sheegay in ujeedka ay Wasaaraddu u qabatay arrinta ay tahay in lahelo shaqaalo loo carbiyay howlaha loo idmaday.

“Waxaan isugu nimid in aan xooga saarno qorshaha ah sidii loo tayayn lahaa shaqaalaha dowaldaha hoose iyo mas’uuliyiinta, runti Federaalka waxa uu kala leeyahay, mid Federaa ah oo dowladda dhexe iyo kuwa dowladda Federaalka ah xubno ka ah, runtii barnaamijkan waxa uu qeyb ka yahay in la helo shaqaale howsha loo xilsaaray ka soo dhalaala” ayuu yiri Cabdirashiid Xidig.

Aqoon isweydaarsiga ku saabsan waajibaadka aas aasiga ah ee dowaldaha Hoose ayaa la filayaa in laga soo saaro tallooyin wax ku ool ah oo ku saabsan hirgelinta machad arrimahaasi lagu barto, si shaqaalaha dowlaha Hoose ay u noqdaan kaadiriin si hufan uga soo dhalaala howlaha loo xilsaaray.

IMG_1540 IMG_1544 IMG_1547 IMG_1551 IMG_1553 IMG_1554 IMG_1556 IMG_1557 IMG_1558 IMG_1559 IMG_1562 IMG_1566 IMG_1567 IMG_1569 IMG_1572 IMG_1574 IMG_1578 IMG_1580 IMG_1582 IMG_1583 IMG_1587 IMG_1588 IMG_1589 IMG_1592 IMG_1593 IMG_1597 IMG_1602 IMG_1613 IMG_1618 IMG_1620 IMG_1622 IMG_1623 IMG_1625 xidig

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdiweli  Maxamed

Previous Post

Wasiirka cusub ee Tamarta iyo kheyraadka biyaha oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Cumaan oo laga guddoomay warqadihii aqoonsiga safiirnimo “SAWIRRO”

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Cumaan oo laga guddoomay warqadihii aqoonsiga safiirnimo “SAWIRRO”

Safiirka Soomaaliya ee Cumaan oo laga guddoomay warqadihii aqoonsiga safiirnimo "SAWIRRO"

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐞𝐲 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲a𝐲 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐢𝐧𝐢

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐞𝐲 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲a𝐲 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐢𝐧𝐢

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In