Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wadooyinka isku xira Degmooyinka Baledweyne, Maxaas iyo Matabaan oo Maleeshiyaadka Al Shabaab laga sifeeyey+Dhageyso

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wadooyinka isku xira Degmooyinka Baledweyne, Maxaas iyo Matabaan oo Maleeshiyaadka Al Shabaab laga sifeeyey+Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Qalabka ee Soomaaliya sida ayaa Howlgalo kabilaabay Deegaano badan oo hoos taga Gobolka Hiiraan kuwaas oo lagu baacsanayo Maleeshiyaadlka Al Shabaab.

Maxamed Nuur Cagajoof Afyeenka Ciidamadda Malatariga ee Gobalka Hiiraan ku sugan oo wareysi siinaayey Radio Muqdisho ayaa faahfaahiyey howlagalo Maleeshiyaadka Al Shabaab rag looga laayey isla markaana looga furtay Saanad Ciidan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Waxaan Dilnay Maleeshiyaad aad u badan oo tiradooda aan kuugu sheegi karo ilaa 30 Dagaalame, sidoo kale waxaan kaqab sanay Deegaano ay Dadka Danyarta ah ku dhimaateyn jireen xili kasta”

Howlgalada ayaa qabsoomay sida Afhayeenku sheegay Wadooyinka marinka Maleeshiyaadka Al Shabaab oo isku xira Degmooyinka Baladweyne, Maxaas iyo Matabaan.

Waxaa Bilooyinki ugu danbeeyey Deeganada Gobolka Hiiraan ka jirtay xiisad lagula Dagaalamaayo Maleeshiyaadka Kooxda Al Shabaab oo dadka Xoolo dhaqatada ah dhac iyo boob ku hayey.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/04/War-sugaal-gobolka-hiiran-howlagalo-.mp3
Previous Post

Faqidaada Ciyaaraha: Horyaalka Soomaaliya Iyo Xulka Qaranka 17-Jirada

Next Post

Rabshado sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Xabsi kuyaala Mareykanka

Next Post
Rabshado sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Xabsi kuyaala Mareykanka

Rabshado sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Xabsi kuyaala Mareykanka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In