Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ay hoggaaminayso Agaasimaha Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta oo gaaray Baydhabo

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wafdi ay hoggaaminayso Agaasimaha Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta oo gaaray Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ay hoggaaminayso Agaasimaha Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Marwo Sahra Cabdi Maxamed oo ay wehliyaan khuburo iyo saraakiil sare ayaa maanta soo gaaray magaalada Baydhabo ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, waxaana si diiran garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud ugu soo dhoweeyay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta Maamulka Koonfur Galbeed iyo mas’uulayiin kale.

Ujeeddada ay u soo gaareen Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed  howl-wadeennada ka socda Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ee Xafiiska Xalka Waara ayaa ah, sidii loo dar-dar gelin lahaa fullinta Istaraatiijiyadda Xalka Waara 2020 -2024 oo saldhig u ah sidii wax looga qaban lahaa arrimaha barakaca ee saamaynta adag ku yeeshay bulshada nugul taasoo sababtay abaaraha, coolaadaha, fatahaadaha iyo masiibooyin kale oo dabiiciga ah.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Xubnaha ka socda Xafiiska Xalka waara ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka inta ay ku suganyahiin halkaas, waxa ay diyaarin doonaan qorshe fullineedka Istiraajiyadda Xalka Waara  oo ay kala tashan doona hay’adaha kala duwan ee Dowlad Goboleedka KG, hey’adaha aan dowliga ahayn ee ka shaqeeya Koonfur Galbeed, dadka barakacyaasha iyo qaxootiga soo guryo-noqday.

Sidoo kale waxa ay booqan doonaan xeryaha barkacayaasha ee ay ku noolyihiin, dadka ay saameyeen abaaraha dalka ka dhacay iyo qaxootiga soo guryo-noqday, iyada oo ay u kuurgali doonaan xaaladda dhabta ah ee ay dadkaasi ku suganyahiin.

Previous Post

Laftagareen oo macalimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta macallinka

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In