Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda dowlada Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda dowlada Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda Wasaaradda arrimaha Gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradda arrimaha Gudaha dowladaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa gaaray degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed Mustaf Sheekh Cabdullaahi oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ujeedkoodu yahay sidii ay u dhisi lahaayeen Golayaasha deegaanka, isla markaana ay wadaan dadaallo lagu dhisaayo Golayaashaas.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha ayaa sidoo kale sheegay in socodkoodu uu hordhac uyahay wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C\casiis Xasan Maxamed “Laftagareen” oo berri gaari doono degmada ceelbarde ee Gobolka Bakool.

Maamulka Koonfur Galbeed oo kaashanaya Wasaaradda arrimaha Gudaha dowlada Federaalka ayaa horey u dhisay Golayaasha deegaanka degmooyinka Bardaale iyo Xudur oo ka kala tirsan Gobolada Baay iyo Bakool,iyagoo dadaal ugu jiro in ay soo dhameystiraan dhamaan Golayaasha deegaanka degmooyinka maamulkaas.

Previous Post

Maleeshiyaad hubeysan oo Ganacsato ku dilay deegaan ka tirsan Hirshabeelle

Next Post

Siyaasiyiinta Gobolka Hiiraan oo soo dhaweeyay Xil wareejinta Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan.

Next Post
Siyaasiyiinta Gobolka Hiiraan oo soo dhaweeyay Xil wareejinta Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan.

Siyaasiyiinta Gobolka Hiiraan oo soo dhaweeyay Xil wareejinta Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In