Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Koonfur Galbeed oo gaaray deegaano saameeyeen fatahaada gobolka Shabeellaha hoose

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga dalka oo Gargaar caafimaad u fidiyay shacabka deegaanka Moordiinle+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose iyo Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed  ayaa gaaray deegaanada Sabiib iyo Mareereey ee gobolka Shabeelaha hoose kuwaasi oo uu saameeyay fatahaada wabigga Shabeelle.

Wasiiradda deegaanadaas gaaray waxaa kamid ah Wasiirka Kaluumeysiga iyo kan Boostada iyo Isgaarsiinta, waxaana Wasiiraddu sheegeen in fatahaada wabigga saameyn muuqata ku yeelatay qeybo badan kamid ah gobolka Shabeellaha Hoose.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Mudane Ibraahim Aadan Najax ayaa sheegay in meelaha qaarkood dadku dhibaato badan ku qabaan biyaha fatahay.

Wabigga Shabeelle ayaa fatahaad ka sameeyey Shabeellaha hoose waxaana jirtay in deegaano badan oo gobolkaas kamid ah dadku isaga baxeen guryahoodii sababao laxiira biyaha oo sameyn ku yeeshay.

Qorshaha wafdigaas hadda gaaray Shabeellaha hoose ayaa waxaa kamid ah in qiimeyn lagu soo sameeyo xaaladda iyo qaabka wax looga qaban karo.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Geneva kula Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Sweden

Next Post

Cayayaanka Anyaxa oo Feerdeer dhibaato kuhaya “Dhageyso”

Next Post
Cayayaanka Anyaxa oo Feerdeer dhibaato kuhaya “Dhageyso”

Cayayaanka Anyaxa oo Feerdeer dhibaato kuhaya "Dhageyso"

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In