Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda maamulka Koonfur galbeed oo dawooyin gaarsiiyay Qansax dheere

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada ammaanka oo gaari qarax siday ku fashiliyay deegaanka Buqaqble
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobalka  Baay ee Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya  iyo mas’uuliyiin kale oo maamulkaasi ka tirsan ayaa maanta socdaal ku tegay degmada Qansax dheere, halkaasi oo ay ugu kuur galayaan xaaladda nololeed iyo tan amni ee degmada.

Mudane Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed Guddoomiyaha gobolka Baay oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay inay kulamo la qaateen odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee bulshada, maadaama ay ka midtahay goobihii dhawaan laga xoreeyay maleeshiyada Al-Shabaab, isla markaana ay kala hadlayaan sidii ay ula shaqeyn lahaa ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026

“Socdaalkeena waxa uu ku qotomaa in aan kulamo la qaadano qeybaha bulshada, si dib loogu soo celiyo adeegyada bulshada, maadaama ay magaalada ay ahayd meel go’doon ku jirtay, waxaana geeynayay daawooyin nuucyo kala duwan leh, si ay u helaan adeegyo caafimaad” ayuu yiri Guddoomiyaha.

Guddoomiyaha gobolka Baay ayaa xusay inay joogteeynayaan kormeerka ay ku tegayaan deegaannada laga sifeeyay maleeshiyada Al-Shabaab, si ay qiimeyn ugu soo sameeyaan deegaannada lagala wareegay Al-Shabaab.

Shalay ayay ahayd markii Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee dalka Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadna ay kormeer ku tegeen degmada Bardaale, halkaasi oo ay kulamo kula qaateen qeybaha bulshada, isagoo balan qaaday in dib u dhis lagu sameyn doono xarumaha aas aasiga u ah adeegyada bulshada.

 

Previous Post

Maxamed Cali Ameeriko oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay Garoowe “SAWIRRO

Next Post

Wasaaradda caafimaadka oo qorsheyneyso inay dawooyin gaarsiiso deegaannada laga saaray Al-Shabaab

Next Post
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA

Wasaaradda caafimaadka oo qorsheyneyso inay dawooyin gaarsiiso deegaannada laga saaray Al-Shabaab

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Dowladda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika waxa uu kaga...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

February 14, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka ah (DPI) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir ah u...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

February 14, 2026
0

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In