Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Masar oo sii diiran loogu soo dhaweeyay Akadeemiyada booliska ee Jen. Kaahiye “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda Masar oo sii diiran loogu soo dhaweeyay Akadeemiyada booliska ee Jen. Kaahiye “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi balaaran uu hogaaminayo kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Masar ugu qaabilsan arrimaha Afrika Maxamed Idris oo maanta soo gaaray Muqdisho ayaa kormeeray dugsiga tababbarka booliska ee Jeneraal Kaahiye,  waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, Taliya Xigeenka Booliska, saraakiil ciidan iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda arrimaha diabdda.

Taliyaha ciidanka booliska ayaa wafdiga si diiran ugu soo dhaweeyay dugsiga Jeneraal Kaahiye, iyagoo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka booliska.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Wafdi ayaa ku soo wareegay qeybaha ay ka koobantahay dugsiga tababbarka booliska ee Jeneraal Kaahiye, iyadoo munaasabad lagu soo dhaweynayo ay goobta ka sameeyeen ciidanka booliska iyo fanaaniinta kooxda Heegan, kuwaasi oo goobta ka qaaday suugaan afka carabiga ah ku saabsan, taasi oo qiiro gelisay kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Masar ugu qaabilsan arrimaha Afrika Maxamed Idris iyo wafdigii la socday.

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay inay tahay wax lagu farxo in wafdi ka socda dowladda Masare ay soo gaaraan Muqdisho, isla markaana kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyo Akadeemiyada Jeneraal Kaahiye ee degmada Xamar Jajab.

kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Masar ugu qaabilsan arrimaha Afrika Maxamed Idris ayaa sheegay in Masar ay gacan ka geysan doonto dib u dhiska ciidanka booliska.

A1 A2 A3 A4_1 A5_1 A6 A7 A9 A10 A11 A12 A13 A15 A16 A17 A18 A19 A20 A21 A22 A23 A25 A27 A28

Previous Post

Shan sano kadib dib u howlgalinta SNTV”Dhageyso Barnamij gaar ah”

Next Post

Dowladda Faradaraalka Soomaaliya iyo Puntland oo heshiis ku kala saxiixday Garoowe

Next Post
Dowladda Faradaraalka Soomaaliya iyo Puntland oo heshiis ku kala saxiixday Garoowe

Dowladda Faradaraalka Soomaaliya iyo Puntland oo heshiis ku kala saxiixday Garoowe

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In