Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wefdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey.

Wefdigan oo Isugu jira xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo kan Guddiga Madax Bannaan ee Arrimaha Dastuurka ayaa waxaa hogaaminayay Dr Xuseen Cabdi Cilmi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaa Garoonka Diyaaradaha magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdullahi Sheekh Xasan iyo xubno  kamid ah Guddiga Arimaha Dastuurka Barlamaanka Koonfur Galbeed.

Wefdigan ayaa mudada ay ku sugan yihiin Baydhabo waxey kulamo la qaadan doonaan Ururada Bulshada Rayidka ah ee ku nool deegaanada koonfur Galbeed si loo wadago xog uruurinta ku aadan dib u eegista Dastuurka..

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Koonfur Galbeed Cabdulllaahi Sheekh Xasan ayaa maalamihii ugu Dambeyey dadaal dheeraad ah ugu jiray sidii Koonfur Galbeed qeybteeda  ugu qaadan lahayd dib u eegista dastuurka qabyo qoraalka ah.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo shaacisay waqtiga uu furmayo Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare

Next Post

Dowladda Mareykanka oo ka hadashay duqeymo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Next Post
Dowladda Mareykanka oo ka hadashay duqeymo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Dowladda Mareykanka oo ka hadashay duqeymo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In