Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo Garoowe lagu soo dhaweeyay “SAWIRRO”

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo Garoowe lagu soo dhaweeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi balaaran oo uu horkacayo sii haaya xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane C/rixmaan Iidaan Yoonis, oo ay qayb ka yihiin xildhibaano, masuuliyiin ka tirsan wasaaraha warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad gobaleedyada iyo Ururada Saxaafadda ayaa gaaray magaalada Garowe iyadoo ay soo dhoweeyeen Masuuliyiin ka tirsan dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Masuuliyiintaan ayaa ka qaybgali doona Shirka Madasha Wasaaradaha Warfaafinta Dalka iyo Gobalka Banaadir oo lagu wado inuu ka furmo magaalada Garowe ee Xarunta Puntland.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sii hayaha xilka wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlada Federalka ah ee Soomaaliya ahna wasiir ku xigeenak Wasaaradda Mudane C/rixmmaan Iidaan Yoonis ayaa ka mahad celiyay sida loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe.

Mudane C/rixmaan Iidaan Yoonis ayaa sidoo kale sheegay in magaalada Garowe uu ka furmi doono shir muhiim ah oo ay yeelanayaan Wasaaradaha Warfaafinta Dalka iyo Gobalka Banaadir, kaas oo daba socda shir horay loogu qabtay magaalada Muqdisho.

Shirkaan oo lagu wado inuu socdo mudo Afar maalin ah ayaa inta uu socdo waxaa laga hadli doonaa Horumarinta Warbaahinta Dalka iyo sidii leesaga kaashan lahaa in Bulshada Soomaaliyeed la gaarsiiyo Fariimo sax ah.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo “Waxaan ku dhiirri gelinayaa Mudane Jawaari in uu halkiisa ka sii wado dadaallada uu ku bixinayo dowlad dhisidda Soomaaliya”

Next Post

Heegan Oo Kulankii Labaad Horyaalka Laga Adkaaday

Next Post
Heegan Oo Kulankii Labaad Horyaalka Laga Adkaaday

Heegan Oo Kulankii Labaad Horyaalka Laga Adkaaday

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In