Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi Ka socoda bank addunka oo Baydhabo gaarey kullana la qaatey Kusimaha Madaxweynaha Kgs .

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Gudoomiyaha Baarlamanka koonfur galbeed ,Mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye,Ayaa Maanta Xafiskiisa Kullan kula qaatey Wafdi ka socoda banka Addunka ,oo ay hogaamineysay, Makiko Watanabe,oo ah Madaxa Mashaaricda Banka Addunka Ee Bariga Africa, kullanka ayaa waxaa ka qeyb galey Wasiiro ,Xildhibaano Madax ka socota Hay’adaha ka Howlga Baydhabo, Mamulka Degmda Baydhabo,iyo Mas’uuliyiin kala duwan,

Madaxa Mashaaricda Banka Addunka Ee Est Africa, Makiko Watanabe aya halkaasi ku soo bandhiktey Mashaaricyada ay ka fulin doonan Magaalada Baydhabo,oo ay ka mid tahay Sideed Waddo oo ay ka dhisi doonan Gudaha Magaalada ,Xafadaha Kuwaasi oo Muhiim u ah isu socotka dadka,iyo Gaadiidka,

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Mashuruuca dhismaha Waddooyinka ayaa waxa uu si rasmi ah ubilaaban doona Bisha April-2020-ka
Kaa oo maal galineya banka Addunka,

Intaasi ka dib Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Gudoomiyaha Gollaha wakiilada koonfur Galbeed Soomaalliya,Mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye,Ayaa aad usoo dhaweyay ,Masharuucan dhismooyinka 8-wado Ee Banka Addunka oo ka dhisi doono Magalada Baydhabo ,kuwaasi oo Muhiim ah Isu socodka Gawaarida,iyo dadkaba,

Ugu dambeyn Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye ,ayaa Umahadceliyay Banka Addunka sida mar waliba Dowladda koonfur Galbeed ay ugarab taaganyihiin.

Previous Post

Hay”adda Qatar Charity oo mashaariic gar gaar iyo kuwo horumarineed ka fulisay Soomaaliya+sawirro

Next Post

Wasiirka arrimaha gudaha oo faah faahiyay habraaca doorashooyinka Dowlad goboleedyada

Next Post
Wasiirka arrimaha gudaha oo faah faahiyay habraaca doorashooyinka Dowlad goboleedyada

Wasiirka arrimaha gudaha oo faah faahiyay habraaca doorashooyinka Dowlad goboleedyada

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In