Saturday, July 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socoday Wasaaradda Ganacsiga ee DFS oo kulan la qaatay mas’uulyahiin dalka Turkiga ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socoday Wasaaradda Ganacsiga ee DFS oo kulan la qaatay mas’uulyahiin dalka Turkiga ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafigaan uu horkaya Xogahayaha joogtada Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha ee DFS Mudane Abuukar Maxamed Daahiye iyo Ruugta Ganacsiga Soomaliya iyo Ganacsato Soomaliyeed ayaa kulan muhiim ah la qaatay dhigiisa dalka Turkiga, kulanka oo ka dhacay Xarunta Wasaradda Ganacsiga iyo Canshuuraha ee dalka Turkiga

Waxaane goob joog ka ahaa kulankaasi sii hayaha Safaaradda Soomaliya ee Dalka Turkiga Cabdulqaadir Maxamed Nur iyo Madaxa Xafiiska Ganacsiga Safarada Soomaliya ee Dalka Turkiga Yusuf Axmed Xasan Jeego.

Related posts

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi

July 4, 2026
Duqa Muqdisho oo casho-sharaf ku maamuusay Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya

Duqa Muqdisho oo casho-sharaf ku maamuusay Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya

July 4, 2026

Kulanka ayaa waxey ugu wada hadleen labada mas’uul sidii layskaga kaashan lahaa horumarinta Ganacsiga ee labada dowladood iyo inay Soomaliya ay ka go’antahay inay wax la qabsadaan walalahooda Turkiga.

Iyado dhinac Xogahayaha soo dhaweeyay dhamaan codsiyada walalahooda Soomaliyeed ayna diyaar u yihiin inay kaalin buuxda ka qaatan dhamaan dhaqdhaqaaqyada ka jira dalka Soomaliya

Waxaa uu balan Qaaday inay horumar xaga xirfadooda aqooneed sare looga qaadayo ay u sameyn doonaan shaqaalaha Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya isla markaana ay ka go’anatahay inay Soomaaliya maalgashi dhankasta leh ku sameytaan.

Sido kale wafdigaan  Inta ay ku guda jireen booqasha Xarunta Wasaaradda ganacsiga iyo Canshuuraha dalka Turkiga ayaa waxaa kaloo Kulan muhiim ah ay la qaateen agaaimayaasha Wasaaradda ganacsiga iyo Canshuuraha dalka Turkiga iyo ku-xigeenka Xoghayaha Joogtada ee Wasaradda Ganacsiga iyo Canshuuraha dalka Turkiga, ayadoo warbixino muhiim ah la is dhaafsaday labada dhinac Soomaliya iyo Turkiga

Gabagabadii kulanka ayaa waxaa laysku afgartay dhamaan qodabadii laga wada hadlay inay ay wada saxiixaan xogahayaha joogtada ee Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya iyo kuxigeenka Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Ganacsiga iyo Canshuuraha dalka Turkiga waxayne Qodobadaas ka Koobnaayen ilaa iyo lix qodob.

Sido kale Waxaa casho sharaf loo sameyay Wafdgii uu horkacayay Xoghayaha joogtada iyado cashadaasi goobjoog ka ahayeen ku xigeenka Xoghayaha Joogtada ee Wasarada Ganacsiga Dalka Turkiga iyo Agaaimayaasha Wasaarda inta ay socotay Casha ayaa waxaa laysku soo qaaday in qaybaha Ugu muhiimsan ee ganacsiga ka jira dalka Soomaliya maalgashi dhaw ay ku sameysan doonaan ganacsatada Turkiga ah iyo dhamaan Ruugaga ganacsi ee ka jira dalka Soomaliya.

Ugu danbeyntii Xoghayaha Joogtada ayaa ka codsaday in loo fududeeyo ganacsatada Soomaaliyeed inay ka furtaan dalka Turkiga Maqayado, Hotelo iyo waxii lamid ah. waxaa kaloo uu ka codsaday intii lagu guda jiray Cashadii sida ay ganacsada Soomaaliyeed Wax Uga dhoofsaan lahayeen dalka Turkiga iyo in sidaas si lamid ah ay wax uga soo dhoofsadaan ganacsatada Turkiga Soomaaliya, iyadoo Mudane Abuukar Maxamed uu xaqiijiyay inuu leeyahay dalka Soomaaliya kheyraad Farahabadan loona bahanyahay in laga faa’ideesto khayraadkas.

15967379_1217413628339030_1320859350_o 15967538_1217413615005698_1999922195_o 15991438_1217417338338659_628648952_o 16009786_1217417015005358_1252563414_o 16010187_1217417661671960_1174440899_o IMG-20170112-WA0044 IMG-20170112-WA0047 IMG-20170112-WA0064 IMG-20170112-WA0065 IMG-20170112-WA0066

Yuusuf Maxamed Macalin (Yuusuf Kashmiir)

 

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirka arrimaha gudaha ee galmudug

Next Post

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Sweden oo waraaqaha aqoonsiga laga guddoomay

Next Post
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Sweden oo waraaqaha aqoonsiga laga guddoomay

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Sweden oo waraaqaha aqoonsiga laga guddoomay

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi

July 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay,sidoo kalena lagu soo dhaweeyay garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir...

Duqa Muqdisho oo casho-sharaf ku maamuusay Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya

Duqa Muqdisho oo casho-sharaf ku maamuusay Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya

July 4, 2026
0

RADIO MUDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa xalay hoygiisa ku sameeyay casho-sharaf...

Ciidanka Booliska Caasimadda oo gacanta kusoo dhigay  shaqsi ku eedaysan fal dhagar ah

Ciidanka Booliska Caasimadda oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan fal dhagar ah

July 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Ciidanka Booliiska Caasimadda ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Maxamed Axmed Maxamed, kaas oo ku eedeysan inuu ku...

Dalka Canada oo lagu qabtay munaasabad lagu weynaynayo 1-da Luulyo

Dalka Canada oo lagu qabtay munaasabad lagu weynaynayo 1-da Luulyo

July 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya ee Canada iyo Mareykanka Danjire Daahir Xasan Cabdi , Wasiirro hore iyo dad caan ah ayaa magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In