Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi kormeer ah oo boqasho ku tagay Xerada tababarka booliska Galmudug ee Cadaado.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Wafdi kormeer ah oo boqasho ku tagay Xerada tababarka booliska Galmudug ee Cadaado.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi kormeer ah oo ka kala socda hey’addaha UNDP, UNSOM iyo UN POLICE ayaa maanta booqday xerada tababarka booliska Galmudug ee Cadaado oo uu tababar sare uga socdo dufcadii 1-aad ee Ciidanka Booliska Dowlad goboleedka Galmudug oo dhan afar boqol oo askari.

Wafdigan oo uu madax u yahay Doel Mukerjee u qaybsanaha arrimaha ammniga iyo cadaalada ee UNDP waxaa dugsiga tababarka ku soo dhaweeyay ku simaha Wasiirka Wasaarada Ammniga Galmudug Abdullahi Ahmed Alasow Shiine, isagoo warbixin ka siiyey habka uu u socdo tababarkan oo ciidamadan loo furay horaantii bishan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mas’uuliyiinta ayaa soo indha-indheeyey qaab dhismeedka xerada, habka tababarka askarta iyo xirfada macalimiinta casharada bixinaya oo ay dhamaantood ku amaaneen wasaradda amniga Galmudug oo si weyn isugu duba-ridey.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo safar ugu baxay Dalka Koonfur Afrika

Next Post

Wasiirka Caafimaadka XFS Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska Ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Caafimaadka XFS Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska Ee Soomaaliya

Wasiirka Caafimaadka XFS Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska Ee Soomaaliya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In