Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta oo ku sugan Mareykanka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hogaaminayo Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta oo ku sugan Mareykanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaamayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga Xukuumadda Soomaaliya Prof Cabdullaahi Sheekh Cali(Qaloocaw) oo  safar shaqo ah u jooga dalka Mareykanka ayaa waxay la kulmeen madaxda Hay’adda USAID, waxayna ka wada hadleen sidii mucaawanada USAID ay u noqon lahayd mid waxtar muuqda u yeelato bulshada Soomaaliyeed, ayna noqoto mid ku jaan go’ an Qorshaha Horumarinta Qarankan (NDP).

Iyadoo mas’uulayiinta  Hay’adda USAID ayaa waxay  boogaadiyeen  Dowladda Soomaaliyeed dadaalka dheer ay u gashay sameynta qorshaha Qaranka iyo dib u dhiska  kaabayaasha   dhaqaalaha  iyo horumarka dhinc walbo ay gaartay dowladda Soomaaliya .

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Wasiika ku-xigeenka ayaa  sheegay in qorshaha hormarinta Qaranka Somaaliyeed diyaarintiisa ay ahayd mid Soomaaliya oo dhan guuul u ah  isla amrkaana wadatashi lala yeeshay  madaxda dowladda, kuwa dowlad goboleedyada iyo dhacabka Soomaaliyeed ee ku nool Gobalada dalka.

“waxaan wadatashi aan la yeelanay xubnaha dowladd gobaleedyada iyo  dowlada Federaalka, waxaana  naga wada go’an  sidii wadanka aan ugu sameyn lahayn Qorshe saddax sano  ah, kaasi  uusan ahayn mid layska  riyooda oo  kaliya balse uu noqda wax cad oo dalkan lagu hagi karo” ayuu yiri Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta.

Dhinca kale Wasiir ku-xigeenka Wasaaraadda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdullaahi Sheekh Cali , ayaa shir la qaatay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Washington, waxayna isla meel dhigeen sidii loo xoojin lahaa Iskaashiga dhaqaalaha ee Mareykanka iyo Soomaaliya.

Sidoo kale Wasiir Ku-xigeenka iyo wafdigii uu hoogaaminayey ayaa  waxay shir la yeesheen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda Mareykanka ee Washington iyo Gobollada ku xeeran, kuwaasi oo ay uga warbixiyeen horumarka uu dalka ku tallaabsaday.

CxkCehBXgAA9cD6  CxoV2UwXUAE6ebK   CxUaiRNXEAAfSx-CxoV2UyXgAEz34UCxoV2UzW8AEkbhdCxoV2UwXUAAmGiv

Previous Post

Guddiga doorashooyinka iyo guddi amniga doorashooyinka oo tegay Jowhar “SAWIRRO”

Next Post

Xildhibaanno maanta lagu doortay Koonfur-Galbeed

Next Post
Doorashada aqalka hoose oo saaka ka bilaabaneysa Kismaayo iyo Baydhaba

Xildhibaanno maanta lagu doortay Koonfur-Galbeed

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In