Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hogaaminaayo Wakiilka QM oo gaaray Baydhabo

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hogaaminaayo Wakiilka QM oo gaaray Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Dr Cali Saciid Faqi ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ay hogaamineysay kaaliyaha Xoghaya Qaramada Midoobey ee Afrika Mss Martha Akyaa Pobee iyo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan.

Wafdiga ayaa shir la yeeshay Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed,waxaana  looga hadlaayay dardar gelinta Dooraashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee laga soo dooranayo Koonfur Galbeed waxaana warbixin kusaabsan Diyaargarowga Doorashada laga dhageystey Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ( SEIT) Mudane Nuuridiin Ibraahim Aadan wuxuuna sheegay in ay si wanaagsan ay ugu diyaar garoobeen Qabashada Doorashada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhanka kale Wafdiga ayaa waxaa ay booqdeen Goobaha loo qorsheeyey in lagu Qabto Doorashada , iyagoona Bogaadiyey Diyaar garowga Wanaagsan ay ugu jirto Koonfur Galbeed Qabashadeeda Doorashada.

Shirka ayaa waxaa qeyb ka ahaa ,Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed, Qaar ka mid ah Agaasimiyaasha Wasaaradaha KGS , iyo Xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Koonfur Galbeed .

Previous Post

Iran oo sharuud ku xirtay wada-hadallada Mareykanka

Next Post

Dilalka sanadkan ee magaalada Toronto oo korartay

Next Post
Dilalka  sanadkan ee  magaalada Toronto oo korartay

Dilalka sanadkan ee magaalada Toronto oo korartay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In