Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooynka Heer Federaal oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooynka Heer Federaal oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooynka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Maxamed Cirro ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland.

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad-goboleed Jubbaland ee uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Guddigaas Siyaad Maxamed Mursal ayaa Wafdiga uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooynka Heer Federaal ku soo dhaweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026

Mudane Siyaasad Maxamed Mursal Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in wafdiga ka socda Guddiga Hirgelinta Doorashooynka Heer Federaal ay soo gaaraan Kismaayo, isagoo warbixin ka siiyay waxyaabaha u qabsoomay.

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooynka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Maxamed Cirro ayaa sheegay in ujeedka socdaalkooda ay la xiriirto sidii ay ugu kuurgeli lahaayeen hanaanka ay u socoto doorashada la filayo inay ka bilaabata magaalooyinka Kismaayo iyo Garbahaareey ee Gobollada Jubbada Hoose iyo Gedo.

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo kulan duco ah u sameeyay Shuhaddada dhacdadii 24-July 2019 “SAWIRRO”

Next Post

Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo soo bandhigay burcad hubaysan oo dhibaato ka gaystay Degmada Dayniile

Next Post
Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo soo bandhigay burcad hubaysan oo dhibaato ka gaystay Degmada Dayniile

Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo soo bandhigay burcad hubaysan oo dhibaato ka gaystay Degmada Dayniile

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 5, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

March 5, 2026
0

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In