Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Difaaca Oo Gaaray Uganda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Difaaca Oo Gaaray Uganda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigan uu hogaaminaayo Wasiirka difaaca XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ay wehiyaan taliyaha ciidanka xooga ganaraal Odawaa Yuusuf Raage iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xasan Maxamed Gacaliye ayaa gaarey magaalada kampalla e caasimadda Dalka Uganda.

Wafdiga ayaa waxaa lagu wadaa inay kulamo la qaataan madaxda iyo taliska ciidanka dowladda Uganda, iyadoo qorshuhu yahay Inta ay ku suganyihiin kampala in ay la kulmaan Wasiirka difaaca dalka Uganda iyo taliyaha ciidamada dalkaas.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka caalamiga ah ee Intebbe kusoo dhaweeyay madax ka socotay Wasaaradda gaashaandhiga dalka Uganda iyo diblomaasiyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee Uganda.

Dowladda Uganda ayaa waxa ay ka mid tahay dowladaha Soomaaliya ka taageera dib u dhiska ciidanka xoogga dalkeena Soomaaliya, iyadoo kumanaan ciidanka xoogga ka mid ah tababaro ku qaateen gudaha Dalka Uganda.

Previous Post

Xubno ka socday Xafiiska RW XFS oo maanta booqasho ku tagay Isbitaalka Demartino

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Bahda Saxaafadda Uga Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Cali Muuse

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Bahda Saxaafadda Uga Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Cali Muuse

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Bahda Saxaafadda Uga Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Cali Muuse

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In