Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada XFS oo ku wajahan Caabudwaaq.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada XFS oo ku wajahan Caabudwaaq.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Wafdiga Wasiirka oo uu kamid yahay Agaasimaha guud ee wasaaradda Gaadiidka mudane Cali Gacal Gaabow ayaa ka qeyb geli doona dhagax dhigga dib u dhis lagu sameynayo garoonka diyaaradaha magaalada Caabudwaaq.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada dowlad goboleedka Galmudug mudane C/llaahi Cali Axmed oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in wafdiga heer federaalka ah ay ku casuumeen dhagax dhigga garoonka diyaaradaha Caabudwaaq oo dib u dhis lagu sameynayo,isagoo sheegay in munaasabadda lagu soo dhaweynayo ay ka socto magaalada Caabudwaaq.

Dowladda Soomaaliya ayaa wada dadaallo dib loogu dhisayo garoomada diyaaradaha dowlad goboleedyada dalka si loo horumariyo adeegyada loo qabto shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Shirka soo bandhigidda Dhab-u-heshiisiinta Qaran iyo dejinta qorshaha oo ka furmay Muqdisho

Next Post

Shirka Xoghayayaasha guud ee Midowga Baarlamaannada Dowladaha Islaamka oo ka dhacay Burkina Faso+Sawirro

Next Post
Shirka Xoghayayaasha guud ee Midowga Baarlamaannada Dowladaha Islaamka oo ka dhacay Burkina Faso+Sawirro

Shirka Xoghayayaasha guud ee Midowga Baarlamaannada Dowladaha Islaamka oo ka dhacay Burkina Faso+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In