Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi Wasiiro ah oo Ugaas Xasan ku booqday hoygiisa ee magaalada Beladweyne “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wafdi Wasiiro ah oo Ugaas Xasan ku booqday hoygiisa ee magaalada Beladweyne “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Qorsheynta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan, Wasiirka Boostada iyo Tiknoolajiyadda Soomaaliya Eng.Cabdi Cabshuur Xasan, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda gar gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirishiid Maxamuud Xasan oo howlo shaqo u tegay Beladweyne ayaa markii ay soo gaba gabeyeen kormerka gobaha wabiga uu ka fataho waxa ay salaan ugu tageen Ugaas Xasan Ugaas khaliif .

Wafdiga Wasiirada iyo Ugaaska ayaa ka wada hadlay sidii dowladdu ay wax uga qaban lahayd fatahaadda webiga oo cabsi xoogan laga qabo.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ugaaska ayaa uga mahadceliyay wafdiga iyo dowladda federaalka Soomaaliya dadaalka ay ugu jiraan sidii bulshada magaalada Beladweyne looga xiri lahaa fatahaadda webiga shabeelle.

Wafdiga ayaa balan qaaday inay jiraan qorshe balaaran oo laga yeelan doona arrinta webiga shabeelle, si bulshada aysan markale uga barakicin fatahaad ka dhalata webiga.

By Cabdishakur Cismaan Cali

Previous Post

Maamulka Degmada Luuq oo kormeeray goobaha uu fatahaadda ka sameeyay Webiga Jubba “SAWIRRO”

Next Post

Xaalado Cusub Oo CIVID-19 Ah Oo Laga Diiwaan Geliyay Gobalka Banaadir, Jubaland, Puntiland Iyo Koonfur Galbeed “SAWIRRO”

Next Post
Xaalado Cusub Oo CIVID-19 Ah Oo Laga Diiwaan Geliyay Gobalka Banaadir, Jubaland, Puntiland Iyo Koonfur Galbeed “SAWIRRO”

Xaalado Cusub Oo CIVID-19 Ah Oo Laga Diiwaan Geliyay Gobalka Banaadir, Jubaland, Puntiland Iyo Koonfur Galbeed “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In