Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdiga Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu so dhaweeyay degmada Mahadaay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wafdiga Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu so dhaweeyay degmada Mahadaay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo u wehliyo Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Xubno kala kala tirsan Golaha Wasiirrada, Barlamaanka, Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan, Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobalka Shabeellada Dhexe, Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa safar shaqo ku tagey degmada Mahadaay ee Gobalka Shabeellaha dhexe.

Maamulka Degmada Mahadaay, Dhaqanka, Haween, Dhallinyarada iyo Carruur ayaa wafdiga si diiran ugu soo dhaweeyay Degmadaasi.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa la hadlay bulshada waxana uu yiri: “Waan ku faraxsanahay inaan soo gaaro Mahadaay oo xor ka ah Khawaarijta. Horumar dhinac walba ayaan u gudbeynaa xilligan wixii ka dambeeyo.”

Sidoo kale Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa dhagax-dhiggay mashaariicda kala ah:-

1. Xarunta Degmada

2. ⁠Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare

3. ⁠Nalalka Cadceedda ku shaqeeyo.

Ugu dambeyn Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ku ammaanay bulshada Degmada Mahadaay qaabka ay u soo dhaweeyeen wafdigiisa.

Previous Post

Ceel ku yaala deegaanka Daaru-nimca oo dib u dayactir lagu sameeyay

Next Post

Golaha Wasiirrada oo shir degdeg ah ka yeeshay Qarixii Liido

Next Post
Golaha Wasiirrada oo shir degdeg ah ka yeeshay Qarixii Liido

Golaha Wasiirrada oo shir degdeg ah ka yeeshay Qarixii Liido

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In