Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafuud Ka Tirsan Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Oo Lagu Casuumay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wafuud Ka Tirsan Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Oo Lagu Casuumay Caabudwaaq “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ay hogaaminayaan Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Salaax Axmed Jaamac Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Aadan Isaaq Cali oo ay ka mid yihiin Senator Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare iyo Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka, Wasiirro iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulada Galmudug, Puntland, Hirshabeelle, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed, Xubno ka socday Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta safar isugu jira marti qaad iyo dalxiis ku tegay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Xubnaha ka socday Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee ka mid ahaa wafdigaan ayaa waxaa ka mid ah, Wasiiru dowlaha Duulista Hawada, Puntland Maxamed Xasan, Wasiirka Caafimaadka Galmudug Cabdiwali Jaamac, Wasiirka Caafimaad Jubbaland, Mursal Qaliif, Wasiirka Dastuurka Galmudug Daa’uud Maxamed Maalin. Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca Amniga Maamulka Gobolka Baandir Maxamed Axmed Tuulax, Xoghayaha Guud ee Gobalka Banaadir Cumar Cabdirisaaq iyo xubno kale.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026

Wafuudan ayaa marti qaad ka helay maamulka Degmada Caabudwaaq, kuwaasi safar dhulka ah kaga tegay Dhuusamareeb kuna gaaray Caabudwaaq, halkaasi oo ay kula kulmeen soo dhaweyn diiran.

Previous Post

Ergooyinka ka qeyb galay shirka wada tashiga ah ee ka socday Dhuusamareeb oo kulan casuumaad ah loogu sameeyay Guriceel “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay In 19 Qof Oo Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona

Next Post
Dowladda Oo Qorsheyneysa in Magaalooyinka Waaweyn Ee Dalka Laga Hir-geliyo Xaruma Dheeraad Ah Oo Dadka Looga Baaro COVID19 “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay In 19 Qof Oo Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In