Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wakaaladda SONNA iyo Midowga Wakaaladdaha Wararka Dalalka Islaamka oo Hishiisyo taariikhi ah kala saxiixday “Sawirro”

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wakaaladda SONNA iyo Midowga Wakaaladdaha Wararka Dalalka Islaamka oo Hishiisyo taariikhi ah kala saxiixday “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, Mudane Cbadullaahi Sh. C/raxmaan Heybe, ayaa maanta Magaaladda Jiddah ee xarunta Boqotooyada Sacuudiga Hishiis Taariikhi ah kula saxiixday Agaasimaha Midowga Wakaaladdaha wararka Dowladdaha Islaamka, Mudane Ciise Kheyre Rooble, Hishiiskaas oo ka koobnaa dhowr qodob.
Qodobadii ay ku hishiiyeen Midowga wakaaladdaha Wararka Dalalka Islaamka iyo Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa waxaa kamid ah:-
1- in la iska kaashado isdhaafsiga Wararka Labada dhinac.
 
2- in Wariyeyaasha labada dhinac ay booqashooyin ku kala tagaan Xarumaha Midowga Wakaaladdaha Wararka Islaamka iyo Wakaaladda SONNA.
 
3-Isdhaafsiga Warar maalmeedka  ku qoran luuqadaha Carabiga iyo Ingiriiska, si loo siiyo Warbaahinta gudaha.
 
4-sidoo kale waxay ku hishiiyeen in ay isdhaafsadaan Labada dhinac Sawirada, Muuqaalada, Qoraalada iyo IWM.
 
Waa markii ugu horreeysay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ay ka qeyb gasho Shirka Wakaaladaha Wararka Islaamka oo kulankii 25aad sanadkan lagu qabtay Magaaladda Jiddah.
 
Hishiiskaasi waxaa dhanka Wakaaladda SONNA u saxiixay Agaasimaha SONNA Mudane Cabdullaahi Sh. C/raxmmaan Heybe, iyaddoo dhanka kale Hishiiska uu u saxiixay Agaasimaha Midowga Wakaaladaha Wararka Islaamka Mudane Ciise Kheyre Rooble.
Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka soomaaliyeed ee SONNA, ayaa dadaalo xooggan ugu jira siddii ay wax ula qeybsan laheyd wakaaladdaha Wararka dunida oo muddo ay kadib dhacsaneyd, waxaana Hishiiskan uu noqonayaa  kii ugu horreeyey 27sano kadib ee dhex mara Wakaaladda Wararka SONNA iyo Midowga Wakaaladdaha Wararka Dalalka Islaamka ah, iayddoo ay xusid mudan tahay in dhowaan hishiis lamid midkaan uu dhex maray Qaar kamid ah Wakaalddaha Dunida iyo  Wakaaladda SONNA.
Previous Post

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Janaraal Muungaab oo 3-kun o Dollar ugu deeqay dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Soobe “SAWIRRO”

Next Post

Boosaaso oo si weyn looga dareemayo gurmadka loo fidinayo dhibanayaasha Qaraxii Soobe

Next Post
Boosaaso oo si weyn looga dareemayo gurmadka loo fidinayo dhibanayaasha Qaraxii Soobe

Boosaaso oo si weyn looga dareemayo gurmadka loo fidinayo dhibanayaasha Qaraxii Soobe

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In