Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wakiilo ka socda Hay’adaha Dowladda FS iyo Bulshada Rayidkaoo Tababar ku saabsan dib uga soo kabashada musiibooyinka iyo Maareyntooda loogu qabtay Kenya

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wakiilo ka socda Hay’adaha Dowladda FS iyo Bulshada Rayidkaoo Tababar ku saabsan dib uga soo kabashada musiibooyinka iyo Maareyntooda loogu qabtay Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

 Tababarkan oo loo qabtay wakiilo ka kala socoda hay’adaha kaladuwan ee Dowladda Soomaaliya iyo Ururada bulshada Ryidka ayaa lagu qabtay magaalada Mumbaasa ee dalka Kenya,si aqoontooda maamuleed sare loogu qaado.

Waxaa tababarkan ka qeybgalaya ilaa 30 qof oo ka kala socoday hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiilo ka socda ururada bulshada Rayidka Soomaaliyeed,waxaana lagu baranayay dib uga kabashada musiibooyinka iyo sida loo maareynkaro intuba,sida ay ku soo waramayso Leylo Cadceed Cusmaan oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka oo kusugan magaaladaasi Mumbaasa.

Qaban qaabada tababarkan ayaa lahaa Urur Goboleedka IGAD oo ugu talagalay in loogu faa’ideeyeo bulshada Soomaaliya fahabka dhibaatooyinka ka dhalankara musiibooyinka dabiiciga iyo iyo sida loo maareeyo,iyadoo dadkii ka qeybgalayna looga fadhiyo in waxyaabihii ay ka faa’ideysteen ay ugu adeegaan bulshada.

Tabarkaan ayaa ku soo beegmaya xili ay Soomaaliya ay ka dhaceen daad iyo fatahad ay sameeyeen webiyada Jubba iyo Shabeelle oo saameyn naf iyo maal ah ku yeelatay dadka iyo duunyadda.

Previous Post

Ciidamada xasilinta caasimadda oo ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaaan rag hubaysan oo falal amni daro geysanayay

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray xafiisyo ay yeelanayaan Guddiyada Baarlamaanka Soomaaliya+Sawirro

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray xafiisyo ay yeelanayaan Guddiyada Baarlamaanka Soomaaliya+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In