Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wararkii ugu dambeeyay ciidamada oo soo afjaray howlgalladii caawa

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Tiro Al-shabaab ka tirsan oo lagu soo qabtay howlgal laga fuliyay Afgooye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan ilaalada Madaxtooyada Qaranka ayaa caawa soo afjaray howlgallo ay kaga hortageen dhagar qabayaal ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday baro koontarool oo laga soo galo Madaxtooyada.

Ciidamada ayaa xaqiijiyay inay toogasho ku dileen ilaa iyo shan ka tirsan Al-Shabaab oo soo xirtay darees loo ekeysiiyay kuwa ciidamada amniga, waxaana labo ka mid ah lagu dilay bar koontarool oo ciidamadu ay ku leeyihiin Taalada Sayidka, halkaasi oo ay xoog ku soo mareen markii ay ciidamadu ka shakiyeen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Gaari walxaha qaraxa lagu soo xiray oo ay wateen maleeshiyada ayaa ku qarxay meel u dhaw Taalada Dhagaxtuur, kaasi oo ay ciidamada jooga Sayidka ku guuleyteen inay taayarada ka banjariyaan ka hor inta aan ka soo gudbin halkaasi, waxaana saddexdii kale ee gaariga saarneyd lagu toogtay aga gaarka Hotel Siyaad, kuwaasi oo doonayay inay xoog ku soo maraan barciidan oo kale.

Qasaaraha weerarkii caawa ayay laamaha amaanka ku sheegeen inay gaareyso 10 qof oo shan ka mid ah ay yihin maleeshiyaadka Al-Shabab, halka shanta kale ay ahaayeen shacab goobahaasi ka agdhawaa.

Dhina kale qarax ayaa isna ka dhacay goobta baabuurta la dhigto oo ku taala Hotelka Dorbin ee Degmada Shibis, kaasi oo sababay qasaaro iusug jira dhimasho iyo dhaawac.

Previous Post

Ciidamada ammaanka oo ka hortagay qaraxyo lalala damacsanaa in shacabka lagu waxyeeleyo

Next Post

5 terrorist militants killed, the operation comes to an end

Next Post
5 terrorist militants killed, the operation comes to an end

5 terrorist militants killed, the operation comes to an end

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In