Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wararkii ugu danbeeyay cudurka dilaaga ah ee ka dilaacay Shiinaha.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wararkii ugu danbeeyay cudurka dilaaga ah ee ka dilaacay Shiinaha.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan 132-qof ayaa u geeriyootay cudurkaan in ku dhaw 6,000 bukaan ahaan ayuu u soo riday gudaha wadanka Shiinaha.

Feyriskan oo markiisii hore laga helay magaalda Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa hada ku faafay qaaradda Asia iyo wadama kale oo caalmka ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaa xaalad cakirnan caafimaad ah ku jira ku dhawaad 60-million oo qof oo ku nool magaalooyinka waaweyn ee wadanka Shiinaha.

Marka laga tago wadanka Shiinaha waxaa jira 70 qofood oo la xaqiijiyay inuu ku dhacay cudurkaan kuwaas oo ku nool 17- meelood oo ka baxsan wadanka Shiinaha oo ay ku jiraan 5-meelood oo Wadanka Mareykanka ah.

Xarunta ka hortaga faafida cudurada ee Mareykanka ayaa la dagaalameysa ku sii faafinta cudurkan ee gudaha mareykanka.

Wadamo badan oo ay ka mid yihiin Mareykanaka iyo Japan waxa ay bilaabeen in mawaadiniintooda ay ka soo saaraan Magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha oo ah halka uu cudurka ka bilowday.

Qore Abdiwali Ahmed Khayre

Previous Post

Maamulka Bangiga dhexe oo Faahfaahin ka bixiyey Dabkii Xalay ka kacay Qeyb kamid ah Bangiga.

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka iskaashiga ganacsiga Afrika iyo Aasiya ee

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka iskaashiga ganacsiga Afrika iyo Aasiya ee

Dowladda Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka iskaashiga ganacsiga Afrika iyo Aasiya ee

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In