Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

WARBIXIN: XUQUUQDA XAYAWAANKA IYO NAXARIIS LA,AANTA BINI’AADAMKA

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
WARBIXIN: XUQUUQDA XAYAWAANKA IYO NAXARIIS LA,AANTA BINI’AADAMKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xayawaanku waa noole Allah subxaanahu watacaalaa ku abuuray dunida daafaheeda,waxay u baahan yahiin daryeel guud iyo mid gaar ahaaneed,sidokale waxa ay ubaahan yahiin nolosha bini adamka mid la mida  maxaa yeelay bini aadamka waa xanuunsada,gaajoodaa,haraadaa(oomaa) xayawaankuna waa la mid oo intaba waa uu dareemaaa.

Xayawaaanka waxa ay u kala baxaan duur-joog iyo dab-joog oo macnaheedu yahay kuwa ku nool miyiga iyo kuwa nool magaalada,marka loo fiiriyo dalka  Soomaaaliya waxa uu ka mid yahay dalalka sida aad-ka ah ay u joogaan.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Xayawaanadka la nool dadka Soomaaliyeed ee magaalo jooga ah waxaa ka mid ah Bisadda iyo Eyga, waxaa ayna ku noolyahiin nolol adag,waxey leeyahiin faa’iidooyin aysan leheen kuwa kale .

Waa maxay xuquuqda xayawaanka?

Xuquuqda xayawaanaadkan ay deegaanka kaga baahan yihiin waa ay fara badan tahay waxaana ka mid ah in  la siiyo cunto ay ku noolaadan,in biyo lasiiyo,in aan la dilin oo si nabad ah u noolaadan iyo marka ay xanuunsadaan la daryeelo.

Balse taasi badalkeeda qaar kamid ah dadkeenna Soomaaliyeed ma ahan kuwa fahamsan xuquuqda xayawaanaadka la nool, waxa ayna kala kulmaan dhibaatooyin  aad u daran.

Naxariis la,aanta!

Inkastoo ay jiraan dad yar oo xanaaneeyo labadaan xayawaan haddane bulshada badan-keedu ma ahan kuwa u naxariista xayawaanaadkaan  in ay xanaaneeyaan, iskaba dhaafe noloshooda ayeey mararka qaar qatar galiyaan xilliga ay raadsanayaan qutul-yoomkooda.

Dhibaatada ay la kulmaan xayawaakani:

■biyaha wasaqda ah oo lagu shubo.

■in la burbursada ayadoo baahi heyso ama la dilo

■Inta lasoo qabto lagu ciciyaaaro.

Sidoo kale xayawaanka Eyga  ayaa isna dhibaato intaa ka weyn ku qaba dadka, marka uu habeenkii raadsado wixii uu cuni lahaa oo uu waaga ku baryo inta uusan helin cunadii  uu ku noolaan lahaaa ayeey ciyaalku  marka  ay arkaan waxa ay la dhacaan tuuryo  iyo bursasho, mararka qaarna hareera waddooyinka waxaa ku jiiro(dardaro) gawaarid.

Faa’iidooyinka ay leeyahiin labadaan xayawaan:

Eyga waa  xayawaanka   ugu caqliga badan marka laga reebo bini’aadamka waxaana looga faa’iideysan dhanka amniga haddii loo tababaro,sidoo kale Bisadda waxaa ay faa’iido u leedahay guryaha waxa ayna ka ilaalin kartaa xayawaanaadka yar yar sida dooliga.

Haddaba akhriste xayawaankani waxa uu leeyahay xaquuqda aad adigu leedahay mid la mida sidaas darteed haddii aaddan waxba teri Karin, ha dhibaateyn.

Qore: Shukri Maxamuud Maxamed

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay saameynta dhaqaale ee Covid-19

Next Post

Wasaaradda cadaaladda  XFS oo furtay wadatashi ku saabsan dib ugu biirista heshiiska caalamiga ah ee la dagaalanka Musuqa+Sawirro

Next Post

Wasaaradda cadaaladda  XFS oo furtay wadatashi ku saabsan dib ugu biirista heshiiska caalamiga ah ee la dagaalanka Musuqa+Sawirro

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In