Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Todobo musharax oo maanta Baarlamaanka ka jeediyay waxyaabaha ay qabanaan marka ay guuleystaan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sideed musharax oo ka mid ah 24-ka Musharax ee u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta baarlamaanka ka hor jeediyay hadal jeedintooda ku aadaneyd waxa ay qabanayaan marka ay xilka ku guuleystaan.

Wareega koowaad oo ilaa iyo saddex musharax aaya waxa ay ka hadleen xarunta golaha shacabka kuwaasi oo kala ah  Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi, Bashiir Raage Shiiraar iyo Jibriil Ibraahim Cabdulle, halka  Axmed Maxamed Cabdi uu ka maqnaa madasha.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Markii la isku soo laabtay waxaa wareegga labaad baarlamaanka ka hor hadlay Musharixiinta dhiman oo kala ahaa:

  1.  Xasan Sheekh Maxamuud
  2. Saciid Cabdullaahi Deni
  3. Saciid Ciise Maxamuud
  4. Shariif Sheekh Axmed.

Musharax kasta oo ka mid ah musharixiintii maanta baarlamaanka ka hadlay waxa ay ka sinaayeen in marka ay guuleystaan ay la imaan doonaan isbadal muuqda.

Sabtida ayaa lagu wadaa in hadal jeedinta baarlamaanka ay sii socoto, iyadoo sideed musharax ay baarlamaanka hor imaan doonaan, si ay ugu jeediyaan waxyaabaha u qorsheysan.

 

Previous Post

Daawo Sawirrada: Mu’asasada Maka Almukarrama oo maanta furtay tartan aqooneed

Next Post

Maxkamadda ICJ oo go’aamisay inay qaado dacwadda badda ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya

Next Post
Maxkamadda ICJ oo go’aamisay inay qaado dacwadda badda ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya

Maxkamadda ICJ oo go'aamisay inay qaado dacwadda badda ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In