Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Warfaafinta Madaxtooyada iyo madaxda SONNA oo ka wada hadlay qorshaha baahineed ee Wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Warfaafinta Madaxtooyada iyo madaxda SONNA oo ka wada hadlay qorshaha baahineed ee Wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed (SONNA) Mudane; C/laahi Sheekh C/raxmaan (Heybe) oo Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Agaasime kuxigeenka Warbaahinta Madaxtooyada Mudane;  Cabdirishiid Maxamed Xaashi iyo Saraakiil ka tirsan Xafiiska.

Mas’uuliyiinta ayaa ka wada hadlay sidii loo dardar gelin lahaa baahinta xogta ku saabsan dib u dhiska iyo horumarinta Dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale, kulanka waxaa lagu muujiyey muhiimadda ay leedahay in Shacabku ay si dhaw ula socdaan xogta ku saabsan dalka, duruufaha ku xeeran Dowladnimadeenna iyo tallaabooyinka horumarineed ee ay wadajirka uqaadayaan Shacabka iyo Dowladdooda.

Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay wada shaqaynta Wakaaladda iyo hey’adaha Dowladda, maadaama ay aas-aas u tahay haqab tirka baahida shacabku ay u qabaan ogaanshaha wararka iyo qorsheyaasha Dowladda.

Dhankiisa, Agaasime Kuxigeenka Warbaahinta Madaxtooyada Mudane; Cabdirishiid Maxamed Xaashi ayaa adkeeyey sida ay uga go’an tahay Madaxtooyada sara u qaadidda tayada Warbaahinta Dowladda iyo midda gaarka loo leeyahay, si kor loogu qaado wacyiga shacabkeenna ee dowladnimada, dimuqraadiyadda iyo horumarka.

Previous Post

Taliska Booliska oo amar kasoo saaray dadka hubka ku dhexwata Dhuusamareeb

Next Post

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo soo dhoweeyay dhiggiisa Dalka Jabuuti+Sawirro

Next Post
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo soo dhoweeyay dhiggiisa Dalka Jabuuti+Sawirro

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo soo dhoweeyay dhiggiisa Dalka Jabuuti+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In