Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wargelin Ku Socota Akhristayaasha Webka Radio Muqdisho

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiinku wargelineynaa in wax ka bedel lagu sameeyey qaabka dhageysiga Tooska ee Radio Muqdisho aad uga  dhageysan jirteen Websiteka kadib markii ay soo baxeen cabashooyin badan oo la xiriira in aan wax ka bedel ku sameyno dhageysiga soo shidmayey marka uu qofku soo booqdo Webka kuwaasi oo dhankiinna nooga yimid.

Hadaba anaga oo tixgelineyna codsiyadiinna laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 03-June-2017 waxaan  joojinay in dhageysiga Tooska uu soo shidmo marka webka aad soo gashaan waxaanna idiinkaga dhignay in qofkii raba dhageysiga Radio Muqdisho ee Tooska ah uu ka dhageysan karo dhanka midig ee bogga qeybta kore ee ay ku qoran tahay Toos U Dhageyso adiga oo ku dhufan kara sawirkaas kadibna ay idaacadda kuusoo daarmi doonto.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Mahadsanidiin 

Maamulka Radio Muqdisho

Previous Post

Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Taliyaha Qeybta 21aad ee C.X.D.S Oo Kormeeray Xeryaha Ciidamada Xoogga Dalka ee Gobalka Mudug ‘SAWIRO’

Next Post
Taliyaha Qeybta 21aad ee C.X.D.S Oo Kormeeray Xeryaha Ciidamada Xoogga Dalka ee Gobalka Mudug ‘SAWIRO’

Taliyaha Qeybta 21aad ee C.X.D.S Oo Kormeeray Xeryaha Ciidamada Xoogga Dalka ee Gobalka Mudug ‘SAWIRO’

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In