Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wariye Nimco Xersi Jimcaale oo ka badbaaday isku day dil

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wariye Nimco Xersi Jimcaale oo ka badbaaday isku day dil
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wariye Nimco Xersi Jimcaale oo ka mid ah Howlwadeennada Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa ka badbaaday isku day dil, kaas oo ay soo maleegeen Argagixisada Al-Shabaab.

Galabnimadii maanta ayey rag ku hubeysnaa bastooladu waxay ay gudaha u galeen guriga wariyaha oo kuyaalla Degmada Warta Nabadda, gaar ahaan xaafadda Xararyaalle, xilligaas oo ay doonayeen in ay dilaan.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
Wariye Nimco Xersi Jimcaale

Dadka Deegaanka oo sababo amni aanan u baahin garin magacyadooda iyo qaar ka mid ah ehelka Nimco ayaa nala wadaagay in raggu ay ahaayeen kuwo hubeysan, isla markaana ay muddo dhowr saacadood ah waddada ku noqnoqonayeen, kuwaas oo doonayey in ay Wariye Nimco Xersi Jimcaale dilaan laakiin nasiib darro labo kamid ah kooxdaan hubeysan ayaaa guriga gudaha ugalay abaaro 3:45 galabnimo, taasi oo walwal ku beertay dhacdadaan ehelka wariye Nimco iyo dadka deegaanka.

Dhowr jeer oo hore ayey Wariye Nimco Xersi ka badbaaday isku day dil oo ay soo maleegeen Al-Shabaab oo ka soo horjeeda shaqada ay Qaranka u hayso, Nimco oo ah gabar shaqadeed ku firfircoon.

Al-Shabaab ayaa caado u ah dilka iyo gumaadka dadka shacabka ah, gaar ahaan wariyaasha, askarta siyaasiinta iyo cid walba oo ay u arkaan inay ka soo horjeedo afkaartooda qaldan ee xagjirnimada.

Al-Shabaab ayaa kal hore siyaabo kala duwan u dilay saxafiiyiin ka tirsanaa Warbaahinta Dowladda

Previous Post

Al-Shabaab oo khasaaro xoogan loogu geystay weerar ay ku qaadeen Boosaaso

Next Post

DHAGEYSO:- Khudbadii R/wasaare Kheyre uu ka jeediyay Munaasabadii looga hadlayey Taakuleynta Ciidanka

Next Post
DHAGEYSO:- Khudbadii R/wasaare Kheyre uu ka jeediyay Munaasabadii looga hadlayey Taakuleynta Ciidanka

DHAGEYSO:- Khudbadii R/wasaare Kheyre uu ka jeediyay Munaasabadii looga hadlayey Taakuleynta Ciidanka

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In