Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaarada dib udajinta, daryeelka naafada, iyo agoonta Galmudug oo deeq gaarsiisay agoon iyo danyar ku nool galkacyo.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Qaxooti Yamaniyiin ah oo deeq raashiin ah la gaarsiiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdaan oo aheyd mid zakaatul fidriya ayaa  wasaarada dib udajinta
daryeelka naafada iyo agoonta Galmudug waxa ay maanata gaarsiisay
boqalaal ruux oo isgu jiray agoon naafo iyo qoysas danyar ah oo ku
nool magaalada galkacyo.

Xabiibo maxamuud cabdi koofuroow oo ku hadlaysay magaca ururka
daryeelka agoonta ee xanaano oo deeqdaan soo dhiibay ayaa ugu horeyn
ka warbixisay deeqda iyo sidoo kale kaalinta ururkaani uu ka qaato
waxbarida iyo daryeelka agoonta ku nool guud ahaan degaanada Galmudug.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka wasaarada dib udajinta daryeelka naafada iyo agoonta cabdi
muncin Amaan sheekh cali samatar ayaa isna sheegay in ka wasaarad
ahaan ay xooga saari doonaan ka warqabista baahiyada naafada iyo
agoonta isagoo dhanka kalana uga mahad celiyay ururka xanaano kaalinta
ay ka qaateen waxbarida iyo daryeelka agoonta ku nool guud ahaan
deegaanada Galmudug.

Qaar ka mida dadkii deeqda la gaarsiiyay ayaa iyaguna ka mahad celiyay
ayagoona sheegay in ay baaho weyn u qabeen.

Previous Post

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo Guddoomiyay Shir Looga hadlay Amniga Caasimadda”Sawirro”.

Next Post

Safiirka Shiinaha ee Soomaliya oo booqday isbitalka Ordugan+sawiro.

Next Post
Safiirka Shiinaha ee Soomaliya oo booqday isbitalka Ordugan+sawiro.

Safiirka Shiinaha ee Soomaliya oo booqday isbitalka Ordugan+sawiro.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In