Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaarada Gaadiidka Galmudug oo Amar kasoo saartay Aqoonsiga Sharciyada Gaadiidka 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasaarada Gaadiidka Galmudug oo Amar kasoo saartay Aqoonsiga Sharciyada Gaadiidka 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Gobaleedka Galmudug, Mudane Cabdinuur Macalin Maxamuud oo ay wehliyeen isku duwaha Wasaaradda ee Gobalka Mudug, Ayaa saakay kormeer ku sameeyay shaqada ay ka wadaan Magaalada Gaalkacyo, Ciidanka Nabadgalyada Waddooyinka Gobalka Mudug.

Waa inay gawaarida ilaaliyaan Waddooyinka sharuucda lagu maro,waa inay tixgaliyaan ciidama u taagan dareeqa habeen iyo maalin, Waa inay iska hubiyaan waxyaabaha ay soo qadaan gawaarida.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Gobaleedka Galmudug, Cabdinuur Macalin Maxamuud oo la hadlay warbaahinta Qaranka ka dib kormeerka, ayaa Fariin Culus u diray Gadiidlayda, u diray digniin kama dambeeys ah u diray Cid kasta oo hareer marta shuruucda wada marista iyo Awaamiirta Ciidanka Nabadgalyada Waddooyinka in laga qaadi doono Talaabo sharciga waafaqsan.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo xarig ka jaray Kawaanka Iskaashatada Kaluunka Soomaaliyeed

Next Post

Shirka Arrimaha Bini’aadannimo ee Galmudug oo ka furmay Magaalada Gaalkacyo

Next Post
Shirka Arrimaha Bini’aadannimo ee Galmudug oo ka furmay Magaalada Gaalkacyo

Shirka Arrimaha Bini’aadannimo ee Galmudug oo ka furmay Magaalada Gaalkacyo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In