Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaarada Waxbarashadda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka oo Qodobo Muhiim ah isku Raacay+Sawirro

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wasaarada Waxbarashadda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka oo Qodobo Muhiim ah isku Raacay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaarada Waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare ee Dawlada Federaalka
Soomaaliya (DFS), waxaa ay qabatay kulankii ugu horeeyey ee Wasaaraha
Waxbarashada kaa soo ka dhacay Meel ka baxsan Caasimadda Soomaalya,
iyadoo ay ka soo qayb-galeen Wasiiradda iyo Agaasimayaasha Guud ee
Wasaaradaha Waxbarashada Dawlad Goboleedyada Jubbaland, Koonfur
Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeele, kaasoo markii ugu horaysay lagu
qabtay Caasimada Galmudug ee Dhusamareb 16-17-4-2018.

Kulanka waxaa si rasmi ah u furay Madaxa Golaha Wasiirada Dawlad
Goboleedka Galmudug Munade Sh. Maxamed Shaakir Cali Xassan iyo Wasiir
ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane
Xildhibaan Faysal Cumar Guuleed.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Qaar ka mid ah Qodabadii la isku raacay iyo War-murtiyeedka ayaa waxaa
Warbaahinta u aqriyey Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo
Tacliinta Sare ee Soomaaliya Mudane Xassan Maxamed Cali.

Dhinaca kale Qodobada la isla meel dhigay ayaa ka mid ah in Iskuulada
loo daayo Magacyadii Horay Dawladu ugu bixisay iyo in la tayeeyo
Wasaaradaha Waxbarashada Dawlad Goboleedyada Dalka sidoo kalana
Xarumaha Maamul Goboledya lagu qaba doono Shirarka ay yeelanayaan
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dalka.

W/D Maxamed Deeq Cabdi Maxamed

Previous Post

Maamulka Gobolka Sh.Hoose “Dhamaan Deegaanada Al Shabaab kaga sugan yihiin Gobolka waa laga xoneynayaa dhawaan”

Next Post

Akhriso Qodobada ay ku heshiyeen Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka+Warmurtiyeed

Next Post
Wasaarada Waxbarashadda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka oo Qodobo Muhiim ah isku Raacay+Sawirro

Akhriso Qodobada ay ku heshiyeen Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka+Warmurtiyeed

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In