Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaarada Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Gaalkacyo ka furtay shirka Olalaha Ceymiska Xoolaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaarada Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Gaalkacyo ka furtay shirka Olalaha Ceymiska Xoolaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka olalaha ceymiska xoolaha oo ay iska kaashanayaan Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha dowladda Fedaraalka iyo tan dowlad gobaleedka Galmudug oo uu maalin galinayo Bankiga Adduunka (World Bank) ayaa maanta ka furmay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Shirkaan oo ay daadihinayeen mudada uu socdo kambaniga ZEP-RE ayaa waxaa ka qeyb galaya Xubno ka socda Maamulka dagmada Gaalkacyo Madax ka socday Bankiyada Dalka iyo xubno matalayay Qeybaha Bulshada

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiye ku xigeenka dagmada Gaalkacyo injineer Maxamed Cabdi Cilmi oo ka warbixiyay ahmiyada shirkaan u uleeyahay Bad baadinta Xoolaha ayaa sheegayn in faa’iido weyn uu dalka iyo dadka gaar ahaan xoola dhaqatada ugu jirto in la helo Ceymis dhanka xoolaha ah maadaama soomaalidu ay tahay xoolo dhaqato

Isku duwaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha Galmudug ee Gobalka Mudug Cismaan Cadceed ayaa isna sheegay ka Wasaarad ahaan in ay xoogga saari doonaan in uu miro dhalo qorshaha la xariira Ceymiska Xoolaha ayna uga Mahad celinayaan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dowladda Fadaraalka Soomaaliya World Bank iyo kambaniga ZEP-RE oo ka wakiil ah Wasaaradaha heer Fedaraal iyo heer dowlad gobaleed

Qaar ka mid ah xubnihii ka socday kambaniyada iyo ururada bulshada ayaa iyaguna bogaadiyay olalaha ceymiska xoolaha.

Previous Post

Maxkamadda Racfaanka oo mar kale dhageysaneysa dacwad la xariirta musuq-maasuq

Next Post

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga ee dowladda Ingiriiska

Next Post
Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga ee dowladda Ingiriiska

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga ee dowladda Ingiriiska

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In