Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Amniga Galmudug oo war kasoo saartay Howlgaladdii u dambeeyay

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Amniga Galmudug oo war kasoo saartay Howlgaladdii u dambeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Amniga Galmudug, ayaa war kasoo saartay Howlgalada ka socda Koonfurta Gobolka Mudug. Ciidamaada dowlada oo garab ka helaya dadka degaanka, ayaa maanta Weerar ku qaaday khawaarij ku sugneyd deeganka konfuurta kaga beegan degaanka caad oo lagu magacaabo Baraag hurdaaye.

Ciidamada dowlada iyo dadka degaanka,ayaa burburiyaay fariisimo ay lahaayen kooxda khawaarijta, waxaa howl-galkan oo ahaa mid qorsheysan fuliyaay ciidamada gor-gor oo garab ka helaya ciidamada Degaanka.Sarakiishaa hogamineysa Howlgalkaan, ayaa shegay in ay dillen ku dhowaad 50 dagaalame oo khawarijta ka tirsanaa.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Dhanka kale Howlgal gaar ah oo saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Dawaraawiishta galmudug iyo saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeey dhulka Howdka ah ee Jeex-jeexa u dhexeeya Caad Iyo Cadaley, ee Koofurta gobolka mudug halkaas oo ay isku aruursanayeen Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, Qasaaro farabadan lagu gaarsiiyay.

Wasiirka Amniga Dowlada galmudug Mohamed Abdi Aadan (gaboobe) ayaa sheegay in tirada Cadowga looga dilay Duqeynta ay ka Badan tahay 55 dhimasho oo Maleyshiyaad iyo Horjogayaal isugu jira iyo dhaawaca tiro 40 ka badan.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka ka qaaday Lataliyaha xariirka caalamiga ah

Next Post

Wasiirka Caafimaadka XFS oo qaabilay koox farsamo oo ka socotay Africa CDC

Next Post
Wasiirka Caafimaadka XFS oo qaabilay koox farsamo oo ka socotay Africa CDC

Wasiirka Caafimaadka XFS oo qaabilay koox farsamo oo ka socotay Africa CDC

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In