Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Amniga Galmudug oo war qoraal ah ka soo saartay fal dil ah oo ka dhacay Gobolka Mudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Dowlad Goboleedka Galmudug oo Ka tacsiyeysay gumaadkii shalay ka dhacay isgoska Zoope malagada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mida odayaasha dhaqanka Gobalka Mudug ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in hurin coladeed laga sameeyo deegaanno ka tirsan Mudug kadib markii maleeshiyaad hubeysan ay dil ka geeysteen deegaanno ka tirsan kuwa dhaca Galbeedka Gobalka Mudug dilkaas oo loo geystay laba ruux oo ka mid ahaa  dadka xoola dhaqatadata ee ku nool deegaanada halkaas.

Waxgaradka Galmudug ayaa ka tacsiyeeyay falka dilkaa, iyagoo sheegay in gacanta lagu soo dhigi doono shaqsiyaadka ku eedeeysan dilkaasi isla markaana sharciga la horkeeni doono

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Ciidamada amniga Galmudug oo ay kaabayaan kuwa xoogga Dalka gaar ahaan Ururka Guulwade ee xasilinta Gobalka Mudug ayaa wali ku howlan baadi goobka dadkii lagu tuhmayay falka filka ah, iyadoo wararka qaarkoodna ay sheegayaan in mid ka mida la tuhmanayaasha gacanta lagu soo dhigay

Dhinaca kalana War murtiyeed kasoo baxay Wsaaradda Amniga Galmudug ayaa lagu sheegay in magacyada shaqsiyaadka fal dambiyeedka dilkaa ku eedeeysan iyo talaabooyinka kaga qorsheeysan Galmudug.

Halkan Hoose guji si aad u hesho magacyada iyo warka ka soo baxay Wssaaradda Amniga Galmudug.

Warmurtiyed-dhacdadii Deegaanka Saaaxo

Previous Post

Dowladda Jarmalka oo Itoobiya ugu deeqday diyaarad aan duuliye lahayn

Next Post

Fanaanadii Qaran Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ku geeriyootay Muqdisho

Next Post
Fanaanadii Qaran Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ku geeriyootay Muqdisho

Fanaanadii Qaran Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ku geeriyootay Muqdisho

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In