Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug oo tababar ku qabatay Magaalada Dhuusomareeb”Sawirro”

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug oo tababar ku qabatay Magaalada Dhuusomareeb”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaradda Arimaha guddaha, Federaalka iyo dib_u_heshiisiinta Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb maanta tababar ugu soo xirtay shaqaale isugu jira kuwa Wasaaradda iyo xubno ka socday golleyaasha deegaanka ee degmooyinka qaar.

Tababarkan ayaa ku saabsanaa kor u qaadida awooda aqooneed ee shaqaalaha Wasaaradda arimaha Guddaha Galmudug ee hannaanka adeeg bixinta, ilaalinta xuquuqda caruurta iyo ka qayb_galka caruurta ee maamulka deegaanka, waxaana xiritaankaย  tababarkan oo socday mudo afar maalmood ah qayb ka ahaa fal tusayaal ay shaqaaluhu ku muujiyeen fahamkooda kuwaa oo Agaasimaha waaxda Barakacayaaasha iyo xalalka waaara ee wasaaradda Arrimaha Gudaha, Galmudug mohamed Osman Ali (hureyre) uu gaban gabada howsha sharaxaad ka siiyay Agaasimaha guud ee Wasaaradda ariamaha guddaha.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026

Warsame Faarax Cabdi Agaasimaha guud ee Wasaaradda arimaha guddaha oo shaqalaahan ku booriyay ka soo dhalaalida howsha looga fadhiyo ee ah dhaqan galinta waxa la barey ayaa sidoo kale sheegay in casharadan muhiim u ahaayeen dadaajinta dowladnimada iyo in fahamkeeda laga soo bilaabo caruurnimada, iyadoo la adeegsanayo goobaha waxbarashada.

Previous Post

Senator Xasan Koboc oo lagu doortay Jowhar

Next Post

Kulanka dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta ka furmay Magaalada Jowhar “SAWIRRO”

Next Post
Kulanka dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta ka furmay Magaalada Jowhar “SAWIRRO”

Kulanka dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta ka furmay Magaalada Jowhar "SAWIRRO"

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In