Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Agaasinka Iskaashiga Caalamiga dib ugala wareegtay Wasaaradda Qorsheynta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Agaasinka Iskaashiga Caalamiga dib ugala wareegtay Wasaaradda Qorsheynta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho, June 10, 2017 – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maana si rasmi ah dib ugala wareegtay Agaasinka Iskaashiga Caalamiga Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha kadib munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Wasaaradda.

Agaasinka Iskaashiga Caalamiga ayaa ka qeyb aheyd howlaha Wasaaradda Qorsheynta intii u dhexeysay 2014-2017, hayeeshee mudadaasi kahor waxaa loo tirinayay mid ka mid ah afarta tiir ee ay cuskato Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Mudnae Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha ayaa ku wareejiyay dukumintiyo la xiriira Agaasinka Iskaashiga Caalamiga, Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdulqaadir Axmed Kheyr Cabdi.

Fadhi kooban oo dukumintiyo kala wareegidda ka horeysay ayaa mas’uuliyiinta sare ee labada Wasaaradood ay ka wada hadleen xoojinta wadashaqeynta ka wada dhexeysa iyo sidii loogu saldhigi lahaa hannaan hiigsi sare leh.

Munaasabadan oo ku dhammaatay jawi guul leh ayaa waxaa goob joog ka ahaa Xoghayayaasha joogtada labada Wasaaradood iyo mas’uuliyiin kale.

Previous Post

DAAWO: Ra’iisul Wasaaraha iyo Mas’uuliyiin kale oo la afuray ciidamada ku guda jira xasilinta caasimadda

Next Post

Jaamacada Plasma oo ka mid noqotay Hogaanka Midowga Jaamacadaha Afrika  (AAU) “SAWIRRO”

Next Post
Jaamacada Plasma oo ka mid noqotay Hogaanka Midowga Jaamacadaha Afrika  (AAU) “SAWIRRO”

Jaamacada Plasma oo ka mid noqotay Hogaanka Midowga Jaamacadaha Afrika  (AAU) "SAWIRRO"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In