Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacowday Guddiga farsamada dhismaha Galmudug+Magacyadooda

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacowday Guddiga farsamada dhismaha Galmudug+Magacyadooda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u- heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacowday Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Dowlad Gobaleedka Galmudug, kaas oo maalmihii la soo dhaafay la hadal haayey in la Magacaabayo.

Guddigaan ayaa waxaa magacaabay Wasaarada Arrimaha Gudaha Xukuumadda, Waxaa ay  ka koobanyihiin  13 Xubnood.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in Guddiga iska dhex dooran doonaan Guddoomiye, Ku-xigeenka iyo Xubnaha kale ee la shaqeynaya.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradad Arrimaha Gudaha Xukuumadda ahna kusimaha Wasiirka Isaaq Maxamed Maxamuud ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in guddigaan la magacaabey laga sugayo Go’aanadii kasoo baxay Shirkii dib u heshiisiinta ee Beelaha daga Galmudug.

Magacyadda Gudiiga hoos ka aqriso

  1. Maxamed Cumar Warsame Afrax
  2. Cabdiqaadir Nuur Caraale
  3. Axmed Maxamed Caafi
  4. Cabdirisaaq Kaahiye Yuusuf
  5. Cumar Maxamuud Cabdi
  6. Xuseen Cabdulle Xasan
  7. Maxamed Daahir Faarax
  8. Cabdinaasir Geelle Cilmi
  9. Xaliimo Cabdi Cali
  10. Mahad Maxamuud Cali
  11. Cabdirisaaq Aadan Warsame
  12. Abshir Cabdiraxmaan Maxamed
  13. Cabdirashiid Cali Salad
Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweyne Xaaf oo soo dhaweeyay Guddiga Farsamada dhismaha Galmudug

Next Post
Madaxweyne Xaaf oo casuumay qaar ka mid ah Dhallinyaradii laga soo daayay Xabsiyada Caalamka

Madaxweyne Xaaf oo soo dhaweeyay Guddiga Farsamada dhismaha Galmudug

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In