Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo kulan seddex bille ah qabatay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo kulan seddex bille ah qabatay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib uheshiisiinta XFS ayaa maanta Muqdisho kuqabatay ‘kulanka sadax bilaha koox howleedka farsamo ee hirgelinta qorshe howleedka Qaran ee lagu baabi’inaayo jinsiyad la aanta 2021-2024″.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Kulanka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib uheshiisiinta XFS ayaa waxaa kasoo qeybgalay howlwadeenno ka kala socday Wasaaradda arrimadda dibadda iyo iskaashiga calaamiga, Wasaaradda cadaalada iyo dasruurka, Wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta dhaqaalaha, hey’adda Laanta socdaalka iyo jinsiyadaha, hey’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha qaranka iyo hey’adda UNHCR.

Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib uheshiisiinta Saciid Cabdullaahi Calasow ayaa kulanka daahfuray iyada oo uu wehliyo agaasimaha waaxda diiwaangelinta madaniga ah ee wasaaradda Cabdiqani Maxamed Weheliye.

Maxamed Cabdullahi oo kamid ah shaqaalaha hey’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa goobta kusoo bandhigay warbixin la xiriirtay shaqooyinka ay hey’addu qabato, sidokale Bashiir Xuseen Kulane oo kasocday hey’adda Laanta socdaalka iyo jinsiyadaha ayaa isna halkaasi kusoo bandhigay warbixin kusaabsan shaqooyinka ay qabato hey’adda Laanta socdaalka iyo jinsiyadaha.

Previous Post

Wafdi ka socda Dowladda oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Next Post

Muwaadin Soomaaliyeed oo deeq gaarsiiyay dad ay abaartu saameesay “SAWIRRO”

Next Post
Muwaadin Soomaaliyeed oo deeq gaarsiiyay dad ay abaartu saameesay “SAWIRRO”

Muwaadin Soomaaliyeed oo deeq gaarsiiyay dad ay abaartu saameesay "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In