Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta iyo Bulshada Shingaani oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha Masjidka Faqrudiin+Sawirro.

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta iyo Bulshada Shingaani oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha Masjidka Faqrudiin+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masjidka Faqrudiin oo ka mid ah masaajida ugu taariikhda dheer dalka ayaa waxaa la dhisay 7 qarni ka hor wuxuuna ku yaalaa degmada Shingaani ee Gobolka Banaadir.

Masjidkaan ayaa waxaa ka muuqda burbur ballaaran iyadoo aan dib loo dayactirin kadib dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Bulshada ku dhaqan degmada Shingaani iyo masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kormeer ku tegay Masjidka ayaa ku baaqay in dib u dhis lagu sameeyo masjidkaan oo ka mid ah goobaha taariikhiga ah ee dalkeenna.

Sheekh Shaafici Sheekh Maxamed oo ka mid ahaa maamulki hore ee Masjidka iyo Sheekh Cali Sheekh Maxamuud (Sheekh Cali dheere) oo ah Agaasimaha Waaxda diinta ee Wasaaradda Awqaafta ayaa sheegay in Masjidkaan uu kamid yahay goobaha taariikhiga ah ee Cibaadada,iyagoo Ummadda Soomaaliyeed iyo dowladda ugu baaqay in laga qeyb qaato dhismihiisa.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Cismaan Aadan Dhuubow ayaa sheegay in Wasaaradu xoogga ay saareyso dib usoo celinta masaajida taariikhiga ah ee dalka,isagoo bulshada Soomaaliyeed ku booriyay ka qeyb qaadashada kheyrka.

Previous Post

Guddiga Farsamada Maamul dhisidda Galmudug oo Shuruudo ka soo saaray ka mid noqoshada Golaha Wakiillada Galmudug.

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Caafimaadka oo ku saabsan cudurka Kaduudiyaha.

Next Post
Dhageyso Barnaamijka Caafimaadka oo ku saabsan cudurka Kaduudiyaha.

Dhageyso Barnaamijka Caafimaadka oo ku saabsan cudurka Kaduudiyaha.

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In