Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta oo Muqdisho ku qabatay wadatashi ku aadan la dagaallanka xagjirka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta oo Muqdisho ku qabatay wadatashi ku aadan la dagaallanka xagjirka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirweynaha wadatashiga Wasaaradda Awqaafta iiyo Diinta JFS iyo Wasaaradaha Awqaafta ee dowlad Goboleedyada dalka oo Maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Kulankan oo ay ka wada qeybgaleen Wasiirada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Heer Federaal iyo heer dowlad goboleed oo uu ugu horeeyo Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Mukhtaar Roobow Cali, Wasiiru dowlaha Abuukar Jeylani Skeekh Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Galmudug Xasan Cabdiqaadir Xuseen, Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Hirshabele Abuukar Xasan Cali , Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Diinta Koonfur galbeed Nuur Siidow Baba iyo Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Jubbaland Maxamed Yuusuf Omar.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxaa shirka qeyb ka ahaa Agaasimayaasha Wasaaradahaasi heer Federaal iyo heer Dowlad goboleed sida odayaal dhaqanka, Haweenka iyo Xubno Bulshada Rayidka kamid ah oo maamul gobolreedyada kasocday.

Kulankan ayaa diirada lagu saaraayey sidii bulshada Soomaaliyeed looga wacyigelin lahaa Fikirka xagjirka ah.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo faah-faahiyay heshiiska ay ansixiyeen Labada Aqal ee Baarlamaanka

Next Post

Wasiir Faarax Cabdulqaadir “Macalimiinta dowladda u shaqeeya sanadka 2025 waxay noqon doonaan 10-kun oo macalin”

Next Post
Wasiir Faarax Cabdulqaadir “Macalimiinta dowladda u shaqeeya sanadka 2025 waxay noqon doonaan 10-kun oo macalin”

Wasiir Faarax Cabdulqaadir “Macalimiinta dowladda u shaqeeya sanadka 2025 waxay noqon doonaan 10-kun oo macalin”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In