Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Awqaafta oo Muqdisho ku qabatay kulan lagu soo gunaanudayay howlihii Xajka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Awqaafta oo Muqdisho ku qabatay kulan lagu soo gunaanudayay howlihii Xajka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay kulan lagu soo gunaanudayay howlihii xajkii 1440/2019.

Kulankan ayaa waxaa lagu martiqaaday dhammaan shirkadihii iyo guddiyadii ka soo shaqeeyay Xajkii sanadkii hore.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda mudane Cismaan Aadam Dhuubow ayaa kulankan ku dhiirigeliyay shirkadaha sida wanaagsan oo ay ugu u soo shaqeeyeen xujayda Soomaaliyeed, isaga oo aad u bogaadiyay hanaankii ay u guteen u adeegidda xujayda Soomaaliyeed.

Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale aad u ammaanay kaalintii lama ilaawaanka ahayd ay ku lahaayeen xubnihii bicsada ee wasaaradda.

Wasaaradda Awqaafta ayaa madasha ku soo bandhigtay baasaboorada xujaydii ku geeriyootay xajkii 1440/2019 oo noqnaysa 30 sano kaddib in markii ugu horraysay ay dowladda Soomaaliyeed gacanta ku hayso xogta xujayda ku geeriyootay xajka.

Ugu damabayn, waxaa kulankan shahaado sharaf lagu gudoonsiiyay xubnihii iyo shirkadihii u soo adeegay xujayda Soomaaliyeed xajkii iyo qaar ka mid ah shaqalaha Wasaaradda ka shaqeyay sanadka 1440/2019.

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo gabdho suxufiyiin ah tababar ugu soo xiray Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Howlwadeennada Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka oo ka qeyb galay barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Next Post
Howlwadeennada Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka oo ka qeyb galay barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Howlwadeennada Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka oo ka qeyb galay barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In