Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Beeraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay wax soo saarka Beeraha iyo suuqyada “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Beeraha Dowladda Federaalka Soomaaliya  oo ka hadashay wax soo saarka Beeraha iyo suuqyada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay qabatay kulan wadatashi ah oo ku saabsan Suuqyada Maxaliga ah iyo Suuqyada Caalamiga ah iyo qaabka ugu wanaagsan ee laysugu xiri karo wax soo saarka Beeraha iyo Suuqyada.

Waxaa furay Shirka Mudane; Xaamud Cali Xasan, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya waxuu ka dhawaajiyay in loo baahanyahay in laga shaqeeyo sida ugu wanaagsan ee laysugu xiri lahaa wax soo-saarka Beeraha iyo suuqyada Maxaliga ah iyo kuwa Caalamiga ah waxuu sheegay in Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si wanaagsan uga shaqeyn doonto sidii ay ku heli lahaayeen Beeraleyda Soomaaliyeed  Suuq oo ay geeyaan dalaga ka soo go’a Beeraha.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Waxaa ka soo qeyb galay shirka qaar ka mid ah Madaxda Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka iyo Wasaarada kale oo lagu casuumay shirka waxaa ka mid ah Wasaaradda Ganacsigga iyo Wasaaradda Maaliyadda, iyo sidoo kale Hay’addaha ka shaqeeya suuqa sida Bangiyada iyo shirkadaha.

Waxaa sidoo kale laga dhawaajiyay in loo baahanyahay in la ciribtiro caqabadaha hortaagan in wax soo saarka Beeraha la gaarsiiyo suuqyada maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah, waxaana laysla gartay inay tahay muhiim in laga wada shaqeeyo qaabka ugu muhiimsan ee loo fududeyn kara caqabadahaas looguna gudbi lahaa sida ugu wanaagsan ee loo gaari lahaa suuqyada.

Previous Post

Natiijada Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka

Next Post

Ka qeyb galka siyaasadda dhallinyarada oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post
Ka qeyb galka siyaasadda dhallinyarada oo laga hadlay “SAWIRRO”

Ka qeyb galka siyaasadda dhallinyarada oo laga hadlay “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In