Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Beeraha oo soo bandhigtay Siyaasadda Isticmaalka Dhul Beereedka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Beeraha oo soo bandhigtay Siyaasadda Isticmaalka Dhul Beereedka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay kulan lagu soo bandhigayey Siyaasadda Isticmaalka Dhul-Beereedka

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Beeraha, Xubno ka kala socday Maamul Goboleedyada , Rugta Ganacsiga, Iskaashatooyinka Beeraha iyo qubaro ku xeel dheer dhanka Beeraha ayaa ka qeybgalay kulankan oo u jeedkiisu ahaa Latashiga Koowaad ee Siyaasadda Isticmaalka Dhul-Beereedka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026

Agaasimaha Qorsheynta iyo Siyaasadda ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Maxamuud Yaasiin Cartan ayaa sheegay in siyaasadan ay muhiim u tahay dalka, islamarkaana ay ka qeyb galaayashu ka aragti dhiiban doonaan muhiimadda ay leedahay helidda siyaada cad oo loo dhanyahay taas oo fure u noqon doonta in si wngsn loo isticmaalo dhul-beereedka.

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xaamud Cali Xasan ayaa sheegay In Siyaasadda Isticmaalka Dhul-Beereedka ay door weyn ka qaadan doonto soo afjaridda muranka ka dhasha dhul-beereedyada.

Qaar ka mida qubarada ka qeyb galay kulanka ayaa dhankooda si qoto dheer u sharaxay muhiimadda ay Dalka u leedahay Siyaasadda Isticmaalka Dhul-Beereedka, waxayna bogaadiyeen qubarada Diyaarisay Siyaasadda oo ay Xuseen inay ku bixiyeen dadaal badan.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaliya Nuur Yuusuf Nuur oo kulanka soo xiray ayaa xusay in Siyaasadan ay qeyb ka tahay dadaallada ay Wasaaraddu ugu jirto horumarinta Beeraleyda iyo kobcinta wax soo saarka Dalka.

Marka lasoo gabgabeeyo Latashiga Koowaad ee Siyaasadda Isticmaalka Dhul-Beereedka ayey xubno ka socda Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya kulamo kale oo la-tashiya u aadi doonaan Maamul Goboleedyada oo iyana fikradahooda ku darsan doona si ay siyaasadu u noqoto mid dhameystiran oo loo dhanyahay.

Previous Post

Wasiirka arrimaha dibadda oo ka qeyb galay Furitaanka Shirweynaha golaha fulinta Midowga Afrika

Next Post

Haweenka Dhuusamareeb oo ku baaqay joojinta colaadda ka taagan Balanbale

Next Post
Haweenka Dhuusamareeb oo ku baaqay joojinta colaadda ka taagan Balanbale

Haweenka Dhuusamareeb oo ku baaqay joojinta colaadda ka taagan Balanbale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In