Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Beeraha XFS Oo Shan Kun Dollar Ku Wareejisay Guddoomiyaha Hay’adda Musiibooyinka Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Beeraha XFS Oo Shan Kun Dollar Ku Wareejisay Guddoomiyaha Hay’adda Musiibooyinka Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaradda Beeraha iyo Waraabka JFS oo uu hogaaminaayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda mudane Asad Cabdirizaq Maxamed ayaa soo gaaray Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka.

Wasiiru Dowlaha Wasaardda Mudane  Asad Cabdirizaaq Maxamed  oo uu wehliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda marwo Sahro Yuusuf Cigge, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Prof. Maxamuud Maxamed  iyo qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda ayaa ku wareejiyey Hay’adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka lacag dhan Shan-kun oo Dollar ($5,000), Raashin iyo khudaar u dhiganta Afar-kun oo Dollar ($4,000) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Mocalim Cabdulle oo loogu talagalay Shacabkii Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay musiibada qaraxii Soobe2 ee 29-kii October, 2022.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugu danbeyn, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa u mahadceliyay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS oo kaalin weyn ka geesatay Gurmadka socdo ee loogu talagay in lagu caawiyo Dadkii ku dhibaatoobay Musiibadii Soobe2.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo Wafdigiisa Oo Marti Qaad Loogu Sameeyay Beeraha Garoowe

Next Post

Howlgal Khawaarijta lagu ciribtirayo oo ka bilaabanaya gobolka Bakool

Next Post
Howlgal Khawaarijta lagu ciribtirayo oo ka bilaabanaya gobolka Bakool

Howlgal Khawaarijta lagu ciribtirayo oo ka bilaabanaya gobolka Bakool

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In