Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo qabatay kulan wada-tashi ah oo ku saabsan Xeerka Isgaarsiinta Qaranka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo qabatay kulan wada-tashi ah oo ku saabsan Xeerka Isgaarsiinta Qaranka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa maanta qabatay kulan wada-tashi ah oo looga hadlayay horumarka illaa iyo haatan laga sameeyay qabyo-qoraalka Xeerka Isgaarsiinta Qaranka, iyadoo arrintan ay qeyb ka tahay sidii ay bulshada qeybaheeda kala duwan uga qeyb qaadan lahaayeen xeerka.

Kulankan waxaa ka soo qeybgalay in ka badan 20 qof oo ka wakiil ah Hayโ€™adaha dawladda iyo shirkadaha ganacsiga ee ka shaqeeya Isgaarsiinta dalka oo dhan, waxaana looga doodayay talooyin laga soo dhiibtay qabyo-qoraalka xeerka, kaasoo loo soo gudbiyay Wasaaradda horraantii bishan, waxaana talooyinkaasi dib eegaya Garyaqaanka Guud ee Dawladda.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Ujeeddada kulamadan oo kale โ€“ oo ah kii saddexaad ee noociisa ah โ€“ waxaa loogu talogalay sidii loo abuuri lahaa jawi wanaagsan oo ay ku shaqeyn karaan shirkadaha, isla markaana loo dhisi lahaa nidaamkii sharci iyo siyaasadeed ee lagu horumarin lahaa adeegyada kala duwan ee ay bixiyaan.

Wasiir ku-xigeenka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Mudane Ibraahim Yarow Isaaq, oo kulankan furay ayaa sheegay in wasaaraddu haatan marineyso heer gabagabo ah oo lagu ururinayo aragtida dhammaan daneeyeyaasha ka hor intaanan sharcigan loo gudbin Golaha Wasiirrada, ka dibna Golaha Shacabka.

โ€œWaxaa la marayaa waqtigii ugu habboonaa ee sharcigan la meel-marin lahaa sababtoo ah waxaan dhammaanteen isku raacnay in ganacsina uusan badbaadi karin sharci laโ€™aan. Waa inaan ogaano in cid kasta ay danteeda ku jirta in la helo suuq sharci iyo nidaam leh โ€ ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay Wasiir ku-xigeenku.

Previous Post

Afar ka tirsan burcad dhibaateyneysay shacabka oo lagu wareejiyay xeer ilaalinta Maxkamadda ciidamada qalabka sida “SAWIRRO”

Next Post

Nadwo Ramadaanka lagu soo dhawaynayo oo ka billaabatay Gaalkacyo+Sawirro

Next Post
Nadwo Ramadaanka lagu soo dhawaynayo oo ka billaabatay Gaalkacyo+Sawirro

Nadwo Ramadaanka lagu soo dhawaynayo oo ka billaabatay Gaalkacyo+Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In