Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka DGKGS Oo Bilaawday Ololaha Talaalka Jadeecada “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka DGKGS Oo Bilaawday Ololaha Talaalka Jadeecada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa daah-furtay Ololaha talaalka jadeecada oo socon doona muddo 5 maalin ah, waxuuna ka dhici doonaa Degmooyinka Baydhabo iyo Buurhakaba ee Gobolka Baay iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Talaalkan. ayaa la qorsheeyay in la siiyo Carruurta gaareyso 224,700 kun oo si loo xakameeyo cudurka  jadeecada ah ee soo laablaabtay.Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Mudane Cabdi Cali Dogey, ayaa si rasmi ah u furay waxaana kala soo qeyb galay Madax ka socotay Caafimaad Plus iyo UNICEF, qaar ka mid ah Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Caafimaadka iyo shaqaalaha kale ee Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay u mahadcelinaysaa Iskutagga Caafimaad Plus (ACF&SOS), UNICEF iyo WHO oo fududeeysay qabsoomida Ololaha Talaalka JADEECADA.

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa wada dadaalo lagu xakameynaayo cudurka jadeecada, waxayna bulshada ku wacgelinaysaa inay qaataan talaalka.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha shacabka Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Dowladda Ingiriiska

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo sheegay in dilka Horjooge Cabdulaahi Nadiir uu bilaaw u yahay in loo aaro shuhadadii ku baxay gacanta argagixisada

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo sheegay in dilka Horjooge Cabdulaahi Nadiir uu bilaaw u yahay in loo aaro shuhadadii ku baxay gacanta argagixisada

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo sheegay in dilka Horjooge Cabdulaahi Nadiir uu bilaaw u yahay in loo aaro shuhadadii ku baxay gacanta argagixisada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In