Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka “Dowladdu waxay la tacaaleysaa dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Baydhabo” Dhageyso

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka “Dowladdu waxay la tacaaleysaa dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Baydhabo” Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Saciid Cabdullaahi ayaa sheegay in dowladdu ay dadaal ku bixineyso sidii caafimaad deg deg ah ay u heli lahayeen dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ka dhacay Baydhabo.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Wasiirka oo la hadlayay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ku dhawaad 10 qof oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii Baydhabo oo xaaladood aad u liidatay la keenay Muqdisho, isla markaana haatan lagu dabiibayo Isbitaalka Ordogan Ex-Digfeer ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay kula socon doonaan xaaladooda caafimaad, iyadoo la fulinayo amarkii Madaxweynaha dalka ee ahaa in Xukuumaddu ay si deg deg ah ugu gurmato dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay qaraxyadaasi.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/10/Maxamed-Saciid-Cabdulaahi-.mp3

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Xukuumadda inay si deg deg ah gargaar caafimaad u gaarsiiso dhaawacyada culus ee sida bahalnimada leh argagixisada Al-Shabaab ay qaraxyo kula beeegsadeen magaalada Baydhabo.

Shalay ayay markii Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha oo ay qeyb ka yihiin Xildhibaanno ay kaalmo daawo ah gaarsiiyeen Baydhabo, iyagoo sidoo kale Muqdisho u soo qaaday dhaawacyada culus ee ku jiray Isbitaalka Baydhabo.

Previous Post

Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay Xubin ka tirsan argagixisada oo maleegayay Qaraxyo

Next Post

Madaxweynaha JFS “Dadka ma wada nolaan karaan inta uu jiro dagaal sokeeye”

Next Post
Madaxweynaha JFS “Dadka ma wada nolaan karaan inta uu jiro dagaal sokeeye”

Madaxweynaha JFS “Dadka ma wada nolaan karaan inta uu jiro dagaal sokeeye”

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In