Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo agab gaarsiisay qaar ka mid ah isbitaalada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo agab gaarsiisay qaar ka mid ah isbitaalada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gargaarkan Caafimaad oo isugu jira agabyada kala duwan ee ka hortagidda xanuunka Safmarka ah ee COVID-19, ayay Wasaaradda Caafimaadka Galmudug qorsheysay in lawada gaarsiiyo dhamaan Isbitaalada Galmudug, waxaana wajiga koowaad ee wareejinta agabkan la gaarsiiyay Isbitaalada magaalada Samareeb ee xarunta maamulka, kuwaa oo baahi weyn u qabay helidda taakuleyn nuucaan ah oo sahli doonta in xanuunkan laga gaashaanto oo uusan saameynin shaqaalaha xarumaha Caafimaadka.

Isbitaalada Xanaano, Bisha Cas iyo Dayax oo ka mid ah xarumaha agabkan Wasaaradda Caafimaadka Galmudug gaarsiisay ayaa dhaqan galiyay dhamaanba hab-raacyada Wasaaradda Caafimaadka Galmudug u dajisey in lagu ilaaliyo badqabka shaqaalaha iyo bukaanada xarumahan booqanaya inta lagu guda jiro xaaladda feejignaanta u baahan ee marxaladda soo labo kacleynta COVID-19.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiweli Maxamed Axmed ayaa farey dhamaan bahda Caafimaadka in ay muujiyaan mas’uuliyad balaaran, waxaana uu intaa raaciyey in Wasaaraddu diyaar u tahay in la tayeeyo isbitaalada iyo shaqaalaha heeganka ugu jira la tacaalida xanuunka COVID-19.

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Next Post

Wasiirka Tamarta oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka ay biyo la’aantu saameysay

Next Post
Wasiirka Tamarta oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka ay biyo la’aantu saameysay

Wasiirka Tamarta oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka ay biyo la’aantu saameysay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In