Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo Dhuusamareeb ku qabatey Xuska Maalinka faraxalka Adduunka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo Dhuusamareeb ku qabatey Xuska Maalinka faraxalka Adduunka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, dhakhaatiir iyo qaar ka mid ah xubnaha bulshada ee u dhaqdhaqaaqa nadaafada ayaa magaalada Dhuusamareeb uga qayb galey munaasabadan oo lagu waynaynayay Xuska Maalinka faraxalka Adduunka.

Madasha ayaa lagu tilmaamey faa’iidada ay leedahay in markasta laga taxadaro nadiifinta gacmaha lana joogteeyo farxalka, iyadoo taasi ay kaalin wayn ka qaadaneyso nadaafada guud iyo gaar ahaan ka hortagidda cuduro badan oo uu ka mid yahay xanuunka faafa ee COVID-19.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Agaasimaha arrimaha bulshada Maamulka Caasimadda Dhuusamareeb Yaxye Maxamed Daahir ayaa sheegay inay muhiimtahay in bulshada lagu baraarujiyo xoojinta Nadaafadda.

Qaar ka mid ah bulshada goobta joogtay oo wacyigalintan soo dhaweeyay ayaa ku amaaney Wasaaradda Caafimaadka Galmudug sida ay mas’uuliyad isaga saareyso in la helo bulsho dhinac walba ka caadimaad qabta.

Ugu dambeyn Maxamed Cabdullaahi Xaaji, Madaxa Faya-dhowrka Wasaaradda Caafimaadka ee Galmudug ayaa ugu dambeyn goobta ka jeediyay sharaxaad ku saabsan soo-yaalka taarikheed ee xuska Maalinka farxalka adduunka.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la qaatay  Safiirka Midowga yurub ee Soomaaliya .

Next Post

Taliyaha booliska Garoonka Aadan Cadde oo booliska garoonka kula dardaarmay dardargelinta u adeegidda bulshada

Next Post
Taliyaha booliska Garoonka Aadan Cadde oo booliska garoonka kula dardaarmay dardargelinta u adeegidda bulshada

Taliyaha booliska Garoonka Aadan Cadde oo booliska garoonka kula dardaarmay dardargelinta u adeegidda bulshada

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In